Yearly Archives: 2017

spot_imgspot_img

Kooxda Xiddigaha Geeska oo xilkii ka qaaday Guddoomiye Laabsaalax iyo Sababaha loo aaneeyey

Hargeysa (SLpost)- Guddiga Fulinta ee Kooxda Fanaaniinta Xiddigaha Geeska, ayaa war-saxaafadeed ay caawa soo saareen ku shaaciyey inay Xilka ka qaadeen Guddoomiyihii Kooxdaas Xasan...

Madaxweynaha La Doortay oo Kulan La Qaatay Mudaneyaal Baarlamaanka Midowga Yurub Ka Tirsan oo si Weyn Ugu Ololeeya Qaddiyadda Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha cusub ee dhawaan la doortay Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan la qaatay wefti heer sare ah oo ka socday Baarlamaanka...

Madaxweynaha La Doortay oo La Kulmay Wefti Heersare ah oo Ka Socda Dalka Jabuuti iyo Nuxurka Arrimo laga wada-hadlay

Hargeysa (SLpost)-Madaxweynaha la doortay ee Somalialnd Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan la qaatay wefti heer sare ah oo ka socda dalka Jabuuti, kuwaas...

Somaliland: WASIIR Dhowr Sanno ku Maqnaa Muqdisho oo Dalka ku soo laabtay iyo Arrimo uu ka hadlay

Waxa uu ka hadlay sababta uu muddada dhowrka sanno ah ugu maqnaa magaalada Muqdisho iyo sababta xilligan la dhowrayo dhismaha xukuumadda cusub ku soo...

Xisbiyada UCID iyo KULMIYE oo ka hadlay Qaraar Maxkamadda Sare ka soo saartay Natiijadii Doorashada Madaxtooyada

Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID iyo Xisbiga talada dalka ku guulaystay ee Kulmiye, ayaa soo dhaweeyay qaraar ay Maxkamadda Dastuuriga ah ee...

Maxkamadda Sare ee Somaliland oo Ansixisay Natiijada Doorashada Madaxtooyada iyo Qodobbada loo Cuskaday

Hargeysa (SLpost)- Maxkamadda Sare ee Somaliland, ahna Maxkamadda Dastuuriga ah, ayaa maanta ansixisay natiijada doorashadii madaxtooyada ee dalka ka qabsoontay 13-kii November ee bishan,...

African Union Commission awards Thirteen Consortia of Institutions to Implement the Global Monitoring for Environment and Security and Africa Support Programme

The award ceremony holds on the margins of the 5th AU-EU Summit in Abidjan, Cote d`Ivoire - PRESS RELEASE ABIDJAN, Ivory Coast, November 28, 2017/...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img