Yearly Archives: 2017

spot_imgspot_img

Wasiir Cukuse oo bulshada u soo bandhigay Cidda Sii amba-qaadi karta geeddi-socodka taariikheed ee dhismaha Qaranimada Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse oo maanta mawjado taageerayaasha Xisbiga Kulmiye kula hadlayay Fagaaraha Beerta Xoriyadda ee Hargeysa,...

Shacabka Hargeysa oo Mar kale soo Bandhigay Cuddudooda Taageerada KULMIYE Maalintii Afraad ee Ololihiisa

Hargeysa (SLpost)- Shacabka ku dhaqan caasimadda Somaliland ee Hargeysa, ayaa mar kale soo bandhigay cuddudooda taageerada ay u hayaan xisbiga KULMIYE oo maanta taageerayaashiisu...

Wasiirkii Hore ee Maaliyadda oo Su’aalo hal-xidhaalaysan ku ganay Mucaaradka iyo Nuxurka Khudbad miisaan leh oo uu jeediyey

Wasiirkii Hore ee Maaliyadda oo Su'aalo hal-xidhaalaysan ku ganay Mucaaradka iyo Nuxurka Khudbad miisaan leh oo uu jeediyey. Wasiirkii Hore ee Maaliyadda oo Su'aalo hal-xidhaalaysan ku ganay Mucaaradka iyo Nuxurka Khudbad miisaan leh oo uu jeediyey.

Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda oo Hargeysa lagu soo dhaweeyey, kana hadlay Arrimaha Doorashada iyo Xisbiga Kulmiye

Xisbiga KULMIYE Oo Maanta Si Balaadhan Dalka Ugu Soo Dhaweeyey Dr Maxamed Cabdiaahi Cumar oo maanta ka soo degay gegida diyaaradaha ee Hargeysa. Xisbiga KULMIYE Oo Maanta Si Balaadhan Dalka Ugu Soo Dhaweeyey Dr Maxamed Cabdiaahi Cumar oo maanta ka soo degay gegida diyaaradaha ee Hargeysa.

Daawo Murashax Muuse Biixi oo la dardaarmay Reer Berbera

Berbera (SLpost)- Murashaxa Madaxweynaha ee Xisbiga Kulmiye Md Muuse Biixi Cabdi Oo maanta Khudbad ka Jeedinayay Isu soo bax ballaadhan oo taageerayaasha Xisbigu manta...

“KULMIYE Waxa Musharixiin Ka Ah Rag Shirraban Oo Dhiiggooda La Shaybaadhay” – Wasiir Maxamuud Xaashi

KULMIYE Waxa Musharixiin Ka Ah Rag Shiraban Oo Dhiigooda La Shaybaadhay" KULMIYE Waxa Musharixiin Ka Ah Rag Shiraban Oo Dhiigooda La Shaybaadhay" Wasiir Maxamuud Xaashi

Wacdaraha Isu Soo Baxyada Reer Berbera Ku Qaabileen Maalinta Afraad ee Ololaha KULMIYE

Berbera(SLpost)-Taageerayaasha xisbiga midnimada iyo Horumarka ee KULMIYE ee magaalada Berbera, ayaa isu soo baxyo ballaadhan oo ay ku muujinayaan taageerada ay KULMIYE u hayaan...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img