Yearly Archives: 2017

spot_imgspot_img

Haween-waynaha Degmooyinka Axmed Dhagax iyo 31-ka May oo Taageero Buuxda siiyey Xisbiga KULMIYE

Hargeysa (SLpost)- Haweenwaynaha ku dhaqan degmooyinka Axmed Dhagax iyo 31-ka May ee caasimadda Hargeysa, ayaa taageero buuxda siiyey xisbiga KULMIYE iyo murrashaxiintiisa Madaxweynaha iyo...

Wasiirkii ugu Cimriga Dheeraa Xukuumadihii Somaliland oo ka hadlay Sababaha uu u xushay Xisbiga Kulmiye oo uu ku biiray

Hargeysa (SLpost)- Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Xukuumaddii Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin, Cabdilaahi Maxamed Ducaale oo maanta warbaahinta la hadlay, ayaa si faahfaahsan uga...

Taageerayaasha Xisbiga UCID oo maanta Wacdaro ka muujiyey Fagaaraha Beerta Xoriyadda Hargeysa

Hargeysa (SLpost)- Taageerayaasha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, ayaa maanta wacdaro ka muujiyey Isu-soo-bax ballaadhan oo ay ka sameeyeen Fagaaraha Beerta Xoriyadda, iyada Isniinta...

Women gives birth on Jubba Airways flight

A Jubba Airlines flight on Saturday witnessed the unscheduled arrival of an extra passenger after a mother gave birth mid-air. Ibtisam was 30 weeks pregnant...

“Wallowayn Oo Dhami Waxay Leedahay Illaahayow Soo Saar Cirro Annakuna Waxaan Leennahay Ilaahayow Ha Soo Saarin Cirro…” Murashax Faysal Cali Waraabe .

Daawo : “ Walaalayaal Shalay Waxaan Tagay Imaaraadka Carabta Wallowayn Oo Dhami Waxay Leedahay Ilaahayow Soo Saar Cirro Annakuna Waxaan Leennahay Ilaahayow Ha Soo...

Guddoomiyaha Ololaha ee KULMIYE oo baaq hor leh ka soo saaray Ololaha Xisbiga ee Maalinta Berri 

Guddoomiyaha Ololaha ee KULMIYE Xildhibaan Axmed Kijaandhe, ayaa baaq hor leh ka soo saaray Ololaha Xisbiga ee Maalinta Berri oo uu sheegay in taageerayaasha...

Xukuumaddu Maxay Ka Tidhi Hadaladii Ay Hawada Isu Mariyeen Muuse Biixi Iyo Cabdiraxmaan Cirro?

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Sacad Cali Shirre ayaa murshaxiinta xisbiyadda Kulmiye iyo Waddani ugu baaqay in ay iska ilaaliyaan hadaladda xanafta leh...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img