HomeWacdaraha Isu Soo Baxyada Reer Berbera Ku Qaabileen Maalinta Afraad ee Ololaha...

Wacdaraha Isu Soo Baxyada Reer Berbera Ku Qaabileen Maalinta Afraad ee Ololaha KULMIYE

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Berbera(SLpost)-Taageerayaasha xisbiga midnimada iyo Horumarka ee KULMIYE ee magaalada Berbera, ayaa isu soo baxyo ballaadhan oo ay ku muujinayaan taageerada ay KULMIYE u hayaan ku qaabilay maalinta afraad ee ololaha xisbiga KULMIYE.
FB_IMG_1509442428399Isu soo baxyadan oo ahaa qaar indhaha soo jiitay, ayaa waxa taageerayaasha kala qaybgalay wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweyne Md. Muuse Biixi Cabdi, xubno wasiirro ah, xildhibaanno, siyaasiyiin, maamulka xukuumadda iyo xisbiga u qaabilsan degmada Berbera iyo guddida ololaha ee gobolka Saaxil, waxana halkaas laga jeediyey hadallo lagu bogaadinayo dhoolla-tuska reer Berbera, isla markaana lagu guubaabiyey inay siii libin-laabaan taageeradooda.
FB_IMG_1509442360870Xubno bulshada dhexdeeda miisaan ku leh oo ay kamid yihiin Prof. Axmed Ismaaciil Samatar, Cali Maxamed Waran-cadde, Cabdilaahi Maxamed Ducaale, Cali Xoor-xoor wasiir Sacad Cali Shire, marwo Rooda Axmed Yaasiin, xildhibaan Siciid Cartan, xildhibaan Maxamed Cali Xirsi Obaama, guddoomiyaha guddida ololaha ee gobolka Saaxil Md.
Shacabka reer Saaxil, ayaa iyaga oo isu duuban muujiyey inay taageero laxaad leh u hayaan xisbul-xaakimka KULMIYE iyo murrashaxiintiisa, waxana kumanaan katirsan shacabka ku dhaqan magaalada Berbera oo ku lebbisan astaanta xisbiga KULMIYE ay isugu soo baxeen fagaareyaasha kala duwan ee Berbera.

FB_IMG_1509442419451

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories