Daawo Xisbiga WADDANI oo maanta Wacdaro ka dhigay magaalada Burco
Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani ayaa maanta wacdaro ka duwan kuwii hore ku soo bandhigay magaalada Burco, iyadoo taageerayaasha xisbiga oo Kumamaan gaadhay ay...
Madaxweynaha oo kulan la qaatay Madax-dhaqameedka, Ganacsatada, & Culimada Dalka iyo Nuxurka Dardaaran uu u jeediyey
Hargeysa(SLpost)-Kulanka muhiima oo madaxweynuhu maanta isugu yeedhay Madax-dhaqameedka, Ganacsatada, iyo Culimada Dalka ayaa ka qabsoomay qasriga madaxtooyada, waxaanu kulankaasi ahaa mid dardaaran iyo baraarujin...
HARGEYSA: Safiirka Shiinaha oo Deeq Ku wareejiyey Xarunta Dhaqan-celinta Ubadka Darbi-jiifka M Mooge, Dhisme loo dhagax-dhigay, ballan-qaad loo sameeyey Iyo Doorka Shirkadda Chinese Energy...
Hargeysa (SLpost)- Safiirka dalka Shiinaha u qaabilsan Somaliland Iyo Somalia oo maanta socdaal ku yimi magaalada Hargeysa, ayaa kormeer ku tagay xarunta Dhaqan-celinta Maxamed...
Daawo Masuuliyiin iska casilay Xisbiga WADDANI iyo Asbaabaha ku kallifay
Daawo Masuuliyiin iska casilay Xisbiga WADDANI iyo Asbaabaha ku kallifayDaawo Masuuliyiin iska casilay Xisbiga WADDANI iyo Asbaabaha ku kallifayDaawo Masuuliyiin iska casilay Xisbiga WADDANI iyo Asbaabaha ku kallifay
Culimada Gobolka Awdal oo baaq ka soo saaray Doorashada iyo Ololeheeda
Culimada gobolka Awdal, ayaa ka hadlay hab dhaqannada iyo saamaynta ka dhalatay xumadda ololaha doorashada iyo sida ay isbeddelka ugu abuurtay habdhaqanka bulshada iyo...
Daawo Masuuliyiin iyo taageerayaal hor leh oo ku soo biiray Xisbiga Kulmiye iyo Arrimaha ku kallifay
Daawo Masuuliyiin iyo Waxgarad ku soo biiray xisbiga Kulmiye kana hadlay sababaha ku kallifay inay xisbiga ku soo biiraan kana soo diga-rogtaan xisbigoodii hore. https://youtu.be/mxQgzRlI-VI
Wacdaraha isu soo Baxyada Taageerayaasha KULMIYE ee Dalka Maalintiisa Afraad oo u Quusgooyey Mucaaradka
Shacabka Gobolka Saaxil oo dhoolla-tuskii ugu ballaadhnaa ku qaabilay Murrashaxa Madaxweynaha + dadweynaha reer Hargeysa oo cuddudooda soo bandhigay iyo baaxadda taageerayaasha isugu soo baxay...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

