Yearly Archives: 2017

spot_imgspot_img

Xukuumadda oo Ruqsadda kala noqotay Telefishanka KALSAN iyo Sababta keentay

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa shaacisay inay Ruqsaddii warbaahineed ee uu dalka kaga hawl-geli jiray kala noqotay Telefishanka KALSAN oo ka mid ah telefishannada...

Masuul laba Cisho ka hor ku biiray WADDANI oo ka sheekeeyey wixii uu ku soo Arkay iyo sababtuu isaga Casilay

Masuul laba Cisho ka hor ku biiray WADDANI oo ka sheekeeyey wixii uu ku soo Arkay iyo sababtuu isaga Casilay Masuul laba Cisho ka hor ku biiray WADDANI oo ka sheekeeyey wixii uu ku soo Arkay iyo sababtuu isaga Casilay

Taageerayaasha Xisbiga Waddni Ee Magaalada Gabiley Iyo Wajaale Oo Soo Bandhiga Dhoolo Tus La Yaab Leh

Taageerayaasha Xisbiga Waddni Ee Magaalada Gabiley Iyo Wajaale Oo Soo Bandhiga Dhoolo Tus La Yaab Leh Taageerayaasha Xisbiga Waddni Ee Magaalada Gabiley Iyo Wajaale Oo Soo Bandhiga Dhoolo Tus La Yaab Leh

Nuxurka Khudbad Miisaanleh oo Madaxweyne Siilaanyo Xuska Sannad-guurada 24aad Ee CIIDANKA BOOLISKA SOMALILAND (DAAWO SAWIRRO)

Madaxweynaha Oo Ka Qayb-galay Sannad Guurada 24-aad Ee Ka Soo Wareegtay Aas-aaska Ciidanka Booliska Somaliland, Una Jeediyey Khudbad Taariikh ah, Kuna Hambalyeeyey Xuska Sanad  Hargeysa...

Telefishanka Caalamiga Ee ITV Oo Ka Faalooday Doorashada Somaliland, Cidda Beesha Caalamku U Saadaalisay Guusheeda Iyo Qiimeynta Dooddii Dhexmartay Saddexda Murashax

Hargeysa (SLpost)- Telefishanka Caalamiga ah ee ITV oo xaruntiisu tahay dalka Ingiriiska, ayaa warbixin xiiso leh ka diyaariyey doorashada madaxtinimada Somaliland ee la filayo...

Xisbiga KULMIYE oo Mucaawimooyin Raashin iyo Xoolo nool Isugu jira gaadhsiiyey Cusbitaallada Hargeysa, Borama & Burco iyo Jeelasha iyo Xarumaha Ciidamada Qaranka

Hargeysa (SLpost)- Xisbiga talada dalka hoggaamiya ee Kulmiye oo maanta u lahaa Wareegga 5aad ee Ololaha Doorashada, ayaa deeq isugu jirta Xoolo nool iyo...

LAASCAANOOD: Is-muujintii Taageerayaasha, Farriintii ay xambaarsayd Maalinta 5aad ee Ololaha KULMIYE, Nuxurka Khudbaddii Murashax BIIXI iyo Masuuliyiinta {FAAHFAAHIN}

Nuxurka khudbaddii Murrashaxa Muuse Biixi u jeediyey kumanaan taageeraasha KULMIYE ah oo isugu soo baxay fagaaraha khayriyada Laascaanood Laascaanood (SLpost)- Shacabweynaha ku dhaqan magaalada Laascaanood...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img