Yearly Archives: 2017

spot_imgspot_img

Weftiga Murashaxa Madaxwayne Ee Xisbiga KULMIYE Hogaamnayay Oo Soo Dhawayn Aan Kala Hadh Lahayn Loogu Sameeyey Magaalada Oog (DAAWO SAWIRRADA)

Hargeysa (SLpost)- Weftigan u hogaaminayay murashaxa jagada madaxwayne ee xisbiga Kulmiye Md.Muuse Biixi Cabdi oo ay ka mid ahaayeen xubno sare oo ka tirsan...

Daawo Wacdaraha ay soo bandhigeen Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye ee Degmooyinka Caasimadda Hargeysa iyo Nuxurka Khudbadaha Masuuliyiinta

Daawo Wacdaraha ay maalinta Shanaad ee Ololaha Doorashada soo bandhigeen Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye ee Degmooyinka Caasimadda Hargeysa iyo Nuxurka Khudbadaha Masuuliyiinta HOOS KA DAAWO MUUQAALLO...

DAAWO Soo Dhawayntii Ex-Wasiir Dr Maxamed Cabdillaahi Cumer iyo Dhoolo-tuska ay soo bandhigeen Taageerayaasha Xisbiga Kumiye Ee Magaalooyinka Arabsiyo Iyo Gabiley

Soo Dhawayntii Ex Wasiir Dr Maxamed C/Laahi Cumer + Dhoolo Tuska Taageerayaasha Xisbiga Kumiye Ee Magaalooyinka Arabsiyo Iyo Gabiley. DAAWO MUUQAALLADA WACDARIHII MAANTA EE TAAGEERAYAADHA...

“Qofka dadka ku ceebaynaya xanta isha iyo afka ciqaabkiisu waa halaag. Nebiga NNKH Ilaahay waxuu uga digay inuu ka tallo qaato qof dadka ceebeeya,…”...

“Nebi Maxamed NNKH waxuu yidhi, “Dadka waxa naarta ku ridda, weliba madaxmadax, waxii carabkiisu geystay, una qoolan yahay” Hargeysa (SLpost)- Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir...

Maayarka Caasimadda oo xadhigga ka jaray Waddo Laami ah oo ay hirgeliyeen dhismaheeda

Maayarka Caasimadda Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid, ayaa xadhigga ka jaray Waddo Laami ah oo ay hirgeliyeen dhismaheeda. Maayarka Caasimadda Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid, ayaa xadhigga ka jaray Waddo Laami ah oo ay hirgeliyeen dhismaheeda.

Musharax Muuse Biixi Oo Khudbad Dhinacyo badan taabanaysa U Jeediyey Shacabka Reer Laascaanood

Musharax Muuse Biixi Oo Khudbad Dhinacyo badan taabanaysa U Jeediyey Shacabka Reer Laascaanood Musharax Muuse Biixi Oo Khudbad Dhinacyo badan taabanaysa U Jeediyey Shacabka Reer Laascaanood

Wasiir Faratoon oo shacbiga Laascaanood u fasiray muhiimadda Doorashada iyo Danta ugu jirta Taageerada KULMIYE

Wasiir Faratoon oo shacbiga Laascaanood u fasiray muhiimadda Doorashada iyo Danta ugu jirta Taageerada KULMIYE Wasiir Faratoon oo shacbiga Laascaanood u fasiray muhiimadda Doorashada iyo Danta ugu jirta Taageerada KULMIYE

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img