Yearly Archives: 2017

spot_imgspot_img

DAAWO Muuqaalka Hees Cajiib ah oo Fannaanka Axmed Zaki u Qaaday Xisbiga KULMIYE

DAAWO Muuqaalka Hees Cajiib ah oo Fannaanka Axmed Zaki u Qaaday Xisbiga KULMIYE iyo Wacdarihii Ololaha Fagaaraha Kheyriyada iyo Muuqaallo Bilic Koobsaday DAAWO Muuqaalka Hees Cajiib ah oo Fannaanka Axmed Zaki u Qaaday Xisbiga KULMIYE iyo Wacdarihii Ololaha Fagaaraha Kheyriyada iyo Muuqaallo Bilic Koobsaday

War-murtiyeed laga soo saaray Muqdisho oo lagaga hadlay Qaabka Ololaha Xisbiyada iyo Doorashooyinka Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Dowladda Soomaaliya, ayaa ka hadashay qaabka ay u socdaan Ololaha Xisbiyada Somaliland ugu jiraan Doorashada Madaxtooyada ee la filayo inay 13-ka bishan...

Murashax Faysal Cali Waraabe oo Soo-dhawayntii Ugu Balaadhanayd Loogu Sameeyay Magaalada Laascaanood (DAAWO SAWIRRADA)

Laascaanood (SLpost)- Murashaxa Madaxweyne Ee UCID Egn Faysal Cali Waraabe iyo Wafti Miisaan leh oo uu ka mid yahay Murashaxa Madaxweyne Ee Ku Xigeen...

DAAWO Abwaan Maanso ku Karbaashay Murashaxiinta Saddexda Xisbi ee loolamaya, Shacabkana la dar-daarmay

Hargeysa (SLpost)- Abwaan Cali Laaleys oo ka mid ah Aqoonhanka Qurbejoogga ah ee Eebbe hibada u siiyey Hal-abuurka suugaanta, ayaa soo saaray maanso uu...

Nuxurka War-saxaafadeed ay wada-jir u saareen Saddexdii Madaxweyne-ku-xigeen ee Somaliland Soo Maray oo Arrimo muhiim ah ka hadlay

Hargeysa (SLpost)- Saddex Madaxweyne ku-xigeen oo hore uga tirsanaa Xukuumadihii kala duwanaa ee soo maray Somaliland, ayaa war-saxaafadeed ay maanta si wada-jir ah u...

Ujeeddada ay xambaarsan tahay Farriin muhiim ah oo loo dirayo Taageerayaasha Xisbiga KULMIYE ee gobolka Maroodijeex

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Guddiga Ololaha Doorashada Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Maroodijeex, Xildhibaan Axmed Cabdi Kijaandhe oo maanta warbaahinta kula hadlay Hargeysa, ayaa u diray...

May U Meel Dayaan – WQ: Cabdishakuur Xaaji Muxumed (Heersare)

  Waxa uu ku nool yahay dacalka waqooyi ee caalamka. Habeen keliya isuma arko inuu ka maqan yahay dalkiisii hooyo. Mararka qaar waxa ku wada...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img