Yearly Archives: 2017

spot_imgspot_img

DAAWO oo ka BOGO Sidii loogu kala badiyey Dooddii 2aad oo Maanta Dhexmartay Murashaxiinta Madaxweynaha ee Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Murashaxiinta Madaxweyne-nimada ee ku loollamaya Doorashada 13-ka bishan la filayo inay ka qabsoonto dalka, ayaa maanta markii labaad isaga hor yimi Dood...

Ujeeddada Socdaal aan hore loo shaacin oo madaxweyne Siilaanyo Gelinkii Dambe ugu baxay Dalka Itoobiya

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta gelinkii dambe Safar kedis ah oo aan hore loo sii shaacin ku...

Maxaa Ka Dhigay Doorashada Somaliland Mid Taariikhi ah? – Akhriso Warbixin BBC ka diyaarisay Arrintan

Hargeysa (SLpost)- Idaacadda BBC laanteeda Afka Soomaaliga, ayaa warbixin ka diyaarisay  muhiimadda ay leedahay Doorashada Madaxtooyada Somaliland iyo waxa ay kaga duwan tahay Doorashooyinka...

Akhriso Bayaan ay wada-jir ah u soo saareen Beesha Caalamka ee Taageera Doorashooyinka Somaliland oo socdaal ku imanaya dalka

Hargeysa (SLpost)- War-mutiyeed ay maanta ka soo baxay Xafiiska Midowga Yurub ee magaalada Nairobi ayaa lagu shaaciyey bayaan ay wada-jir u soo saareen Beesha...

Bulshada Xaafadda Magaalo-Jimcaale oo Muujiyey Taageerada ay u hayaan Xisbiga Kulmiye iyo Sababta ay codkooda u siinayaan Murashax Muuse Biixi.

Hargeysa (SLpost)- Taageerayaasha Xisbiga KULMIYE ee Xaafadda Magaalo-Jimcaale oo ku taala duleedka Bari ee magaalada Hargeysa, ayaa soo bandhigay cududda taageero ee ay u...

“Madaxweyne Siilaanyo wuxuu u gartay inuu dalka ku aamino Muuse Biixi Cabdi” – Wasiir Samsam Cabdi Aadan

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan oo maanta markii u horeysay ka soo dhex-muuqatay fagaarayaasha Xisbiga Kulmiye muddadii uu socday...

Baaxadda Taageero ee Xisbiga Kulmiye ku haysto Gobollada Dalka iyo Sawirka Wasiir Cukuse soo bandhigay

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Somaliland, Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) oo maanta khudbad ka jeediyey Fagaaraha Beerta Xorriyadda ee Hargeysa oo taageerayaasha Kulmiye...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img