Yearly Archives: 2017

spot_imgspot_img

DAAWO Wacdarihii maanta Taageerayaasha Kulmiye ku soo bandhigeen Borama iyo Khudbad Madaxweyne Saylici u jeediyey

Boorama (SLpost)- Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye, ayaa cudud ballaadhan ku soo bandhigay fagaaraha kheyriyada ee Boorama maanta oo ay ku beegnayd maalinta 7aad ee Ololaha...

“Waannu Guulaysanaynaa, waxaanu Aragnaa Saadaasha Dabaysha, Ragga Aan Garanayn Ee Leh Dagaal Ayaa Dalka Ka Dhacaya, Dagaal Dalkan Ka Dhici Maayo Dawlad Adag Ayaa...

Hargeysa (SLpost) Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Somaliland Md, Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa sheegay in Xukuumad ahaan ay gacan adag ku hayaan ammaanka dalka, isla markaanay...

Ambassador Cawil oo qaawiyey Tayada Dhismaha Iyo Hanka hoggaaminta Xisbiga WADDANI

Hargeysa (SLpost)- Wasiirkii hore ee Maaliyadda Xukuumaddii Xisbigii UDUB, danjire Xuseen Cali Ducaale (Cawil), ayaa sawir ka bixiyey hannaanka dhismaha iyo mugga tayo ee...

Daawo Khudbad Murashax Muuse Biixi u jeediyey Kumaanaan Taageerayaasha Kulmiye ah

Hargeysa (SLpost)- Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga Kulmiye Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa khudbad qiime leh u jeediyey Kumanaan Taageerayaasha Xisbiga Ah oo saaka isugu soo...

Taageerayaasha KULMIYE ee Caasimadda Hargeysa oo Wacdaro La Yaable Kusoo Khatimay Maalinta Toddobaad ee Ololaha Xisbiga

Hargeysa (SLpost)- Taageerayaasha xisbiga talada Somaliland haya ee KULMIYE eek u dhaqan caasimadda Hargeysa, ayaa isu soo baxyo aan kala hadh lahayn ku gunaanaday...

“Waxaan ugu baaqayaa Shacbiga Somaliland, in ay taageeraan, isla markaana u codeeyaan, musharixiinta Xisbiga Kulmiye” Md Axmed Siilaanyo

Hargeysa (SLpost) - Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo oo maanta Khudbad ka jeediyey Fagaaraha Beerta xorriyadda ee Hargeysa oo ay isugu soo baxeen...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Shacabka u jeediyey Khudbad Dhinacyo Kala duwan ka hadlaysa oo Quluubtooda Hanatay

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha oo khudbad taariikhi ah u jeediyey shacbigii isugu soo baxay beerta xoriyada ayaa yidhi “Dhammaan Taageerayaasha faraha badan, ee Xisbiga KULMIYE,...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img