HomeMaxaa Ka Dhigay Doorashada Somaliland Mid Taariikhi ah? - Akhriso Warbixin BBC...

Maxaa Ka Dhigay Doorashada Somaliland Mid Taariikhi ah? – Akhriso Warbixin BBC ka diyaarisay Arrintan

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa (SLpost)- Idaacadda BBC laanteeda Afka Soomaaliga, ayaa warbixin ka diyaarisay  muhiimadda ay leedahay Doorashada Madaxtooyada Somaliland iyo waxa ay kaga duwan tahay Doorashooyinka kale ee ka dhaca Qaaradda Afrika, iyadoo doorashadan ay beesha Caalamku si gaar ah indhaha ugu hayso.

Saddexda Xisbi ee SomalilandSababta Doorashada Somaliland loogu tilmaamay mid taariikhi ah iyo in Beesha Caalamku si gaar ah indhaha ugu hayso, ayaa lagu sheegay inay tahay markii ugu horeysay ee qaaradda Afrika laga sameeyo doorasho ku salaysan Tiknoolajiyadda Casriga ee Reer Galbeedku u isticmaalaan Doorashooyinka, taas oo ah in laga maamo hababkii hore ee lagu ilaalin jiray in Cid gaar ahi ku shubato Doorashada, taas oo ah qalabka lagu Sawirayo Indhaha qofka Codeynaya.

Waxa kale oo warbixintu arrin mucjiso ah ku tilmaantay nidaamka geeddi-socod ee Ololaha Doorashada oo muddo 21 maalmood ah socday isla markaana aanay wax nabad-gelyo darro ama qalalaase ahi ka dhicin.

Haddaba, si aad u akhrisato Warbixinta BBC ka diyaarisay Doorashooyinka Somaliland, GUJI AMA KU DHUFO SAWIRKAN HOOSE.,

BBC

 

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories