Murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE oo ka Dareen-celiyey Cod-bixinta Doorashada Somaliland Kadib Markii uu Codkiisa Bixiyey
Murrashax Muuse Biixi oo kormeeray goobaha codayntu ka socoto ee degmooyinka Caasimadda Hargeysa Hargeysa (SLpost)- Murrashaxa jagada Madaxwenaha xisbul-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE Md. Muuse...
Murrashax Muuse Biixi oo soo kormeeray goobaha ay codayntu ka socoto ee degmooyinka caasimadda Hargeysa (DAAWO SAWIRRO)
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa soo kormeeray goobaha ay doorashada madaxtooyadu ka socoto ee ku yaalla degmooyinka kala duwan...
“Gobol Wal Iyo Goob Wal Oo Jamhuuriyadda Somaliland Ah Hawluhu Waxay Uga Socdaan Si Fiican, Cod Bixintuna Waxay U Socotaa Si Habsami Ah, Amniguna...
Hargeysa (SLpost) Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Somaliland Md, Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa sheegay in guud ahaan dalka ay doorashadii Madaxtooyadu saaka uga bilaaban tahay si...
Murashaxa Madaxweynaha WADDANI oo Saaka Gutay Codkiisii Doorashada Madaxtooyada Somaliland
Hargeysa(SLpost)-Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro) iyo Marwadiisa Farduus Maxamed Rooble ba, waxay saaka si rasmi ah ay u guteen waajibkoodii codbixineed ee...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Saaka Codkiisa Ka Dhiibtay Xarunta Hay’adda Shaqaalaha Dawladda (SAWIRRO)
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo iyo marwadiisa koowaad marwo Aamina-weris Sheekh Maxamed Jirde oo gudanaya waajibaadkooda muwaadin-nimo ayaa saaka ka...
Somaliland: Dal 10 Tallaabo hore u qaadaya 40 Maalmood gudahood – WARBIXIN
Wax ka ogow Arrimo badan oo ku saabsan Doorashada Somaliland looga dareerayo Isniinta Beri’ Warbixin – by Saleebaan Kalshaale Somaliland, waxa maalinta Isniinta ee 13...
Muwaadin U Dooro Hoggaaminta Shanta Sanno Ee Soo Socota Halgamaa Samo Talisa Oo Hal-Adayg Iyo Hadaf Cad Lagu Yaqaano – Qalinkii: Abwaan Sacad X...
Nin daneeya baahida dalkoo danaha guud eega Nin daryeela maatida dadkoo dayrin noloshooda Daldaloolka nin naga awdayoo naga daboolaaya Daba socodka duumada qabiil naga dawaynaaya Dulqaadkaaga Eebow adaa...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

