Saxaafadda Caalamka Oo Siyaabo kala Duwan u Faaqidday Qaabkii ay u qabsoontay iyo Rejada laga Qabo Natiijada Doorashada Somaliland
Warbixinta Saxaafadda Caalamku Ka Qoreen Qabsoomida Doorashadda Madaxtooyadda Ee Somaliland Waxa Lagu Tilmaamay Mid Soo Noolaysay Rajaddii Dumquraadiyadda Ee Dalalka Bariga Afrika Wakaladdaha Warbaahinta ee...
Murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE oo Kulan Ballaadhan la qaatay Wakiillo iyo Diblomaasiyiin ka socda Beesha Caalamka ah
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan la qaatay xubno safirro iyo diblomaasiyiin isugu jira oo ka...
Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo War Cusub oo ka soo saaray Natiijada Codbixinta Doorashada
Hargeysa (SLpost)- Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo warbaahinta la hadlay maanta, ayaa war ka soo saaray Natiijada codbixintii shalay ka dhacday dalka isla markaana ay...
Murashaxiinta Saddexda Xisbi oo mid-mid uga hadlay Rejada ay ka filayaan Natiijada Doorashada iyo Guul ay ka gaadhaan
Hargeysa (SLpost)- Murashaxiinta Saddexda Xisbi Qaran ee UCID, KULMIYE iyo WADDANI, ayaa ka hadlay rejada ay xisbiyadoodu ka qabaan natiijada doorashada maanta ka qabsoontay...
Danjire Baashe Cawil oo ka Hadlay Hankiisa Siyaasadeed ee Mustaqbalka Xisbiga Kulmiye iyo Rejada Doorashada
Hargeysa (SLpost)- Safiirka Somaliland u fadhiya dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta Baashe Cawil, ayaa ka warbixiyey socdaal uu maalmihii u dambeeyey ku marayay deegaamo ka...
Dawladda Jabuuti oo maanta ka hadashay Doorashada Somaliland looga dareeray iyo Muhiimadda ay leedahay
Hargeysa (SLpost)- Dawladda Jabuuti, ayaa ka hadashay muhiimadda ay Somaliland u leedahay Doorashada madaxtooyada ee maanta dalka ka qabsoontay, waxaanay shacbiga iyo xisbiyada ku...
Somaliland’s voting technology shows how Africa can lead the world
Africa has become a testing ground for technological leapfrogging. This is a process that involves skipping stages and moving rapidly to the frontiers of innovation. Technological leapfrogging in Africa has,...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

