Yearly Archives: 2017

spot_imgspot_img

Culimaynta Caammadu Waa Gumaynta Garashada – W/Q: Dr. Cabdiqani Xuseen Muxamed (Beder).

Haddaad maqli jirtay odhaah caan baxday oo ahayd “Duul culimo qastay” maanta waxa si wayn u beddeshay “Duul caamo qastay”. Hore iyo haddeer ba soomaalidu...

Guddoomiyaha GAAROODI Oo Ka Dayriyay Xaaladda Abaareed ee Degmooyinka Salaxley iyo Balli-mataan

Hargeysa (SLpost) - Guddoomiyaha ururka Gaaroodi Dr. Cali Xasan Xirsi ayaa ka dayriyay xaaladda abaareed ee degmooyinka Sallaxley iyo Balli-Mataan oo ka tirsan gobolka...

Xukuumadda oo ka hadashay Qorshe Dawladda Imaaraadka Carabtu Saldhig Milatari kaga samaysanayso Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay codsi dawladda Imaaraadka Carabtu ku dalbatay inay Saldhig Milatari ka samaysato Garoonka diyaaradaha ee magaalada Berbera, kaas...

KULMIYE iyo WADDANI oo ka hadlay Faa’iidada iyo Khasaaraha ku jira Saldhigga Milatari ee Dalka Imaaraadka Carabta

Hargeysa (SLpost)- Xisbiga talada dalka haya ee KULMIYE iyo dhiggiisa Mucaaradka ee WADDANI, ayaa aragtiyo kala duwan ka muujiyey qorshe la sheegay inay xukuumadda...

Wasiirka Madaxtooyada oo Ceel-biyood u dhagax-dhigay degmada Caynaba

Caynaba (SLpost) Wasiirka Madaxtooyadda Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa dhagax dhigay ceel biyood Xukuumadda Somaliland ay ka hirgalinayso Duleedka magaalada Caynaba ee GObolka Saraar oo...

“Cisbitaalka Caynaba ee Aanu Maanta Furnay, wuxuu noqon doonaa cisbitaal shaqeeya ma Noqon Doono mid inta la Furo laga tago oo Iska xidhma.” Wasiirka...

Caynaba (SLpost)  Wasiirka Madaxtooyadda Maxamuud Xaashi Cabdi, iyo Wasiirka Caafimaadka Dr. Saleebaan Xaglatoosiye ayaa xidhiga ka jaray Cisbitaal kaga hir galiyey Demada Caynaba. Cibitaalkaasi oo...

Afhayeenka Xisbiga Kulmiye ee North America oo iftiimiyey talooyin si heer Qaran ah looga Gudbi karo Aafada Abaaraha

Denver (SLpost)- Afhayeenka Xisbiga Muxaaradka ah ee KULMIYE u qaabilsan qaaradda Woqooyiga Ameerika, Farhan Ahmed Mohamoud, isagoo ku hadlaya magaca Xisbiga, gaar ahaan Faraciisa...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img