Madaxweyne Siilaanyo Oo Kulan La Yeeshay Safiiro Ka Socday Dalalka Somaliland Ka Taageera Doorashooyinka
(SL.Post) Kulankan dhex-maray Madaxweynaha Somaliland iyo Safiiro ka socday wadamada Somaliland ka taageera doorashooyinka, waxa lagaga wada-hadlay sidii wax looga qaban lahaa Abaaraha iyo...
Madaxweyne Siilaanyo Oo Shacbiga Ka Tacsiyadeeyay Geerida Marxuum Xuseen Cali Xirsi
(SL.Post) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland waxa uu tacsi u dirayaa siyaasiyiinta,...
Maxamed Xaashi Oo Eedo U Jeediyay Golaha Guurtida
(SL.Post) Wasiirkii hore ee Maaliyada Somaliland Eng Maxamed Xaashi Cilmi, ayaa eedo u jeediyay Golaha Guurtida, waxaanu ku tilmaamay inay gabeen masuuliyada ay dalka...
Xisbiga WADDANI Oo Baaq Nabadeed Ka Soo-saaray Shaqaaqo Ka Dhacday Deegaanka Higlo Ee Buuhoodle
(SL.Post) Guddoomiyaha Golaha Wakiillada ahna Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) isaga oo ku hadlaya magiciisa, kan xildhibaannada Golaha Wakiillada iyo weliba kan...
Faysal Cali Waraabe Oo Dhaliilay Qaabka Ay Xisbiyadu U Soo Xushaan Musharrixiinta Madaxweyne Ku Xigeenka
(SL.Post) Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, ahna Musharraxa Madaxweynaha ee Xisbigaasi Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in Shacabka Somaliland ay Musharraxiinta Madaxweyne-nimo ee...
Madaxweyne Ku Xigeenkii Hore Ee Somaliland Oo Tallooyin U Soo Jeediyey Wasaaradda Waxbarashada
(SL.Post) Madaxweyne-ku-xigeenkii hore ee Somaliland Md. Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa wasaaradda waxbarashada usoo jeediyey talooyin muhiim ah oo la xidhiidha sidii tacliinta saree e...
“Siillaanyo Sharciga Dalka Maaha Waxna Kama Bedeli Karo, Muuse Biixi, Faysal Iyo Cirro Midna Dastuur Maaha…”Boqor Buurmadoow
(SL.Post) Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow, oo ka mid ah Madax-dhaqameedka Somaliland, ayaa sheegay in arinta Doorashada aanay awood u lahayn inay ka hadlaan...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

