Monthly Archives: December, 2017

spot_imgspot_img

Wasiir Maxamuud Xaashi Iyo Wasiiru-dawlihii Madaxtooyada Oo Xilalka wareejiyey iyo Arrimo ay ka hadleen

Hargeysa (SLpost)- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Madaxtooyada JSL Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi iyo Wasiiru-dawlihii hore ee Madaxtooyada, ahna wasiir ku xigeenka  cusub ee Wasaaradda warfaafinta,...

Ciidamada Booliska Somaliland oo ka hadlay Dambiga lagu xidhay DABCASAR iyo Jidh-dil uu sheegtay in loo geystay

Hargysa (SLpost)- Ciidamada Booliska Somaliland, ayaa ka hadlay xadhigga Abdirahman Hajji Dabcasar oo ciidamada ammaanku ku qabteen Hargeysa saaka subaxnimadii. Afhayeenka Ciidanka Booliska Somaliland Gaashaan...

Maxay ka-wada Hadleen Madaxweyne Muuse Biixi, Ugaaska Guud iyo Gendaha Beel-weynta Ciise

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane. Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan gaar ah la qaatay ugaaska guud ee beelweynta Ciise Ugaas Mustafe Maxamed Ibraahim...

Shacabka Somaliland oo ka Dareen-celiyey Sida ay u arkaan Golaha Wasiirrada Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi

Hargeysa (SLpost)- Shacabka Somaliland, ayaa siyaabo kala duwan uga dareen-celiyey Golaha Wasiirrada ee uu soo dhisay madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi oo todobaadkan soo...

Madaxweyne Muuse Biixi oo Masuul cusub u magacaabay Maamulka Duulista iyo Madaarrada dalka iyo Qorshaha ka dambeeya

Magacaabista uu madaxweynuhu sameeyey, ayaa daboolka ka qaadday jiritaanka qorshe xukuumaddii madaxweyne Siilaanyo ku dejisay in maamulka madaarrada dalka lagu wareejiyo hay'ad gaar loo...

Guddoomiye Cirro oo kaga dhawaajiyey Isbeddel lagu samaynayo Hoggaanka sare iyo Doorka Mucaaradnimo ee Xisbiga WADDANI

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo maanta ku soo laabtay dalka kaddib safar todobaaddo qaatay oo uu...

Madaxweyne Muuse Biixi oo Kulankiisii ugu horreeyey la Yeeshay Xubnaha Golaha Wasiirrada Iyo Nuxurka Toddoba Qodob oo Kasoo Baxay

Hargeysa (SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulankiisii ugu horreeyey la qaatay xubnaha golaha wasiirrada ee uu dhawaan ku magacaabay. Kulankan oo ka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img