HomeMadaxweyne Muuse Biixi oo Masuul cusub u magacaabay Maamulka Duulista iyo Madaarrada...

Madaxweyne Muuse Biixi oo Masuul cusub u magacaabay Maamulka Duulista iyo Madaarrada dalka iyo Qorshaha ka dambeeya

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Magacaabista uu madaxweynuhu sameeyey, ayaa daboolka ka qaadday jiritaanka qorshe xukuumaddii madaxweyne Siilaanyo ku dejisay in maamulka madaarrada dalka lagu wareejiyo hay’ad gaar loo leeyahay. Lama oga hay’addani cidda ay tahay, haseyeeshee, waxa uu qorshuhu yahay in qaabka loo wareejiyey dekedda Berbera.

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa masuul cusub u magacaabay Hay’adda Duulista iyo Madaarada Somaliland, kaddib markii meesha laga saaray isla markaana Wasaaraddii Duulista iyo Hawada ee dalka.

Md Muuse Biixi Cabdi waxa uu Maareeyaha hay’adda Duulista iyo Madaarrada Somaliland u magacaabay Duuliye sare Cabdi Maxamed Rodol, sida lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska warbaahinta madaxtooyada.

FB_IMG_1513427000562War-saxaafadeedkan ayaa u qornaa sidan:- “Sum: JSL/XM/WAREEGTO/222-02/122017 Taar:17 December, 2017

Wareegto Madaxweyne

Magacaabid

Markaan Arkay: Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland, Qodobka 90aad, Faqradiisa 3aad; Xarafka (Kh);

Markaan Tixgeliyey: Ahmiyadda ay Hay’adda Duulista iyo Madaaradu u leedahay Dhismaha Qaranka;

Markaan Arkay: Aqoontiisa, Kartidiisa, iyo Waaya-aragnimadiisa;

Markaan ku Qancay: In uu Hanan Karo Masuuliyadda ka Dhalanaysa Xilkan;

Markaan Sameeyey: Wada-tashi;

Waxaan Go’aansaday;

In Duuliye Sare, Cabdi Maxamed Rodol, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Maareeyaha Guud ee Hay’adda Duulista iyo Madaarada Jamhuuriyadda Somaliland.” Sidaas ayaa lagu sheegay war-saxaafadeedka.

Magacaabista uu madaxweynuhu sameeyey, ayaa daboolka ka qaadday jiritaanka qorshe xukuumaddii madaxweyne Siilaanyo ku dejisay in maamulka madaarrada dalka lagu wareejiyo hay’ad gaar loo leeyahay. Lama oga hay’addani cidda ay tahay, haseyeeshee, waxa uu qorshuhu yahay in qaabka loo wareejiyey dekedda Berbera loo maro in maamulka madaarrada dalka lagu wareejiyo hay’ad gaar loo leeyahay.

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories