Liiska Golaha Wasiirrada Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi, Wejiyada ku Cusub Saaxadda Siyaasadda iyo Hay’adaha la soo kordhiyey
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi oo shalay la wareegay loona dhaariyey xilka madaxweynaha, ayaa goor-dhawayd ku dhawaaqay golihiisa xukuumadda oo ka...
Ururka Hannaan-wanaag oo Hambalyo u diray Madaxweynaha Cusub ee Somaliland Muuse Biixi
Hargeysa (SLpost)- Ururka dhalinyarada ee Hannaan-wanaag, ayaa shalay magaalada Hargeysa ku qabtay munaasibad ay ku hambalyeynayaan madaxweynaha cusub ee Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi,...
Madaxweyne Muuse Biixi oo iftiimiyey Caqabadaha ugu waaweyn ee Xukuumaddiisu horyaalla iyo Qorsheyaasha uga dejisan wax-ka-qabashadooda
Nuxurka Qodobbadii ugu muhiimsanaa Khudbaddii uu maanta jeediyey Madaxweynaha Somaliland Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi oo khudbad dhinacyada kala duwan xambaarsan ka...
“Mudane Madaxweyne cidkasta oo aqoon leh iyo cidkasta oo waayo arag ah la tasho, balse ay noqoto go’aanku mid adiga kaasoo baxa”
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynihii saddexaad ee Jamhuuriyadda Somaliland mudane Daahir Rayaale Kaahin ayaa khudbad ka jeediyey madashii dhaarinta iyo xilwareeejinta madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka...
Daawo Daahir Rayaale oo hadal dar-daaran, duco, duur-xul & hoga-tusaaleyn isugu jira u jeediyey Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi
Daawo Daahir Rayaale oo Khudbad dar-daaran, Bogaadin iyo hoga-tusaaleyn isugu jirta u jeediyey Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Daawo Daahir Rayaale oo Khudbad dar-daaran, Bogaadin iyo hoga-tusaaleyn isugu jirta u jeediyey Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi
Somaliland
Md Muuse Biixi Cabdi oo si rasmi ah loogu dhaariyey Xilka Madaxweynaha Somaliland iyo Nuxurka Khudbad uu jeediyey
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Cusub ee Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta rasmi ah loogu dhaariyey xilka madaxweynaha Somaliland, isagoo noqon doona madaxweynaha shanaad...
Md Muuse Biixi Cabdi oo ka hadlay Shakhsiyaddii iyo Taariikhda Hooyadii Fanka Somaliyeed oo Hargeysa ku geeriyootay
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Cusub ee Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay shaqsiyaddii, taariikhdii iyo doorkii ay bulshada Dhexdeeda ku lahayd Fannaanaddii Caanka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

