Shuban Biyood (Cholera) – W/Q: HIBO ESSE
Shuban biyoodku waa xanuun la kala qaado kaasi oo keena shuban badan & matag halkaas oo uu qofku ku fuuqbaxo mudo yar gudaheed lagana...
Booqashadaydii Balligubadle Iyo La-kulankii Sheekh Cabdulxaq Ee Shalay – W/Q: Siciid Maxamuud Gahayr
Waxa laga yaabaa in dad badan oo Sheekh Cabdulxaaq u tegay ay qoaalkan akhriyayaan, balse ay ka xishoonayaan in ay ummadda u gudbiyaan xogta...
HARGEYSA: Munaasibad dareen-celin iyo dardaaran isugu jirta oo loo sameeyey Agaasimaha cusub ee Wasaarada Gaashaan-dhiga
Hargeysa (SLpost)- Guddida dhismaha Dugsiga Lafo-islaamood oo ay weheliyaan xubno kamida Guddida horumarinta Beesha Toljecle ee TALO-SAME, ayaa munaasibad afur ah oo ku maamusayaan...
Qalalaasaha Diblomaasiyadeed ee Qatar iyo Carabta kale: Maxaad Kala Socotaa?
Shalay 5tii June, 2017 waxa dhacay dhacdo diblomaasiyadeed oo taariikhi ah, dalal badan ayaa xidhiidhka diblomaasiyadeed u jaray dalka Qatar. Waddamadaas waxa ka mid...
“Mashruuca Aannu Gacanta U Qaadno Waanu Dhamays Tirnaa, Waxaannu Rajaynayaa Inuu Dhismaha Jeelkani Dhammaado, Wax Weyna Ka Taro Nidaamka Garsoorka Dalka” Wasiir Xaashi
Burco (SLpost)- Wasiirka Madaxtooyada Somaliland, Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi Oo maanta kormeer ku tegay isagoo ay wehelinayaan wasiiro, masuuliyiinta Xisbiga Kulmiye oo uu hormuud...
Weftigii uu hoggaaminayay Murrashaxa Xisbiga KULMIYE oo Kulan la qaatay Masuuliyiinta ku hawlan la dagaalanka Xanuunka Shuban Biyoodka.
Burco (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE iyo Wefti miisaan leh oo uu hoggaaminayo ayaa kulan xogwaraysi ah la qaatay Masuuliyiinta Gobolka Togdheer iyo hawlwadeenada ku hawlan...
“Xaaladda Gobolka Togdheer Waa xaalad degan, Oo Aan Maanta ahayn Mid Khatar ah Ama Laga Werwero, Waxay U Baahan Tahay Xakamayn, Daaweyn Iyo Wacyi...
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Madaxtooyada JSL Md. Maxamuud Xaashi Cabdi oo ka mid ahaa wefti uu hogaaminayey Gudoomiyaha Xisbiga KULMIYE Mudane Muuse Biixi Cabdi oo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

