HomeXukuumadda Somaliland Oo Ka Digtay Ka Qayb-galka Shir Uu Ingiriisku Martigalinayo

Xukuumadda Somaliland Oo Ka Digtay Ka Qayb-galka Shir Uu Ingiriisku Martigalinayo

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

(SL.Post)  Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Jamhuuriyada Somaliland, Dr. Sacad Cali Shire, ayaa sheegay in aanay Somaliland khusayn shirka ay martigalinayso dawladda Ingiriisku ee bisha fooda innagu soo haysa lagu qaban doono magaalada London.

Dr.-Sacad-Cali-Shire-1

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Dr. Sacad oo shalay la hadlay warbaahinta, waxa kale oo uu faah-faahin ka bixiyay shirkaasi lagu qabanayo magaalada London, waxaanu sheegay in Somaliland aanay ka qaybgali doonin shirarka loo qabanayo Soomaaliya, waxa  uu uga digay hay’adaha samafalka iyo ganacsatada reer Somaliland in aanay ka qaybgalin shirkaas.

Wasiirku waxa uu xusay in shirkani la mid yahay shirarkii ka horreeyay ee loo qabtay Soomaaliya ee Somaliland aanay ka qaybgalin, isaga oo arrimahaasi ka hadlayayna waxa uu  yidhi;  “Shirkaas Soomaaliya ayaa loo qabanayaa, Somaliland-na Soomaaliya kama mid aha.” ayuu yidhi Wasiirka arrimaha dibada Somaliland

Dr. Sacad Cali Shire waxa kale oo uu intaasi ku daray; “Shirkaasi maaha shir ina khuseeya, horana ugamaynu qayb galin shirarka loo qabto Soomaaliya ee ka horreeyay shirkan, kii Istanbul, kii Biljamka, iyo kii Copenhagen lagu qabtayna kamaynu qayb galin, hay’adaheenna samafalka iyo ganacsatadeedana waxaan u soo jeedinayaa in aanay ka qaybgalin shirkaas lagu qabanayo magaalada London ee uu qabanayo dalka Ingiriiska iyaga oo matalaya Somaliland.”

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories