“Anigu Waxaan Isu Sharaxay Inaan Cirro Iyo Muuse Dalka Ka Badbaadiyo” Faysal Cali Waraabe
(SL.Post) Guddoomiyaha ahna musharaxa xisbiga mucaaradka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa shacbiga reer Boorama u soo jeediyay waxyaabaha uu u qaban doono...
Xukuumadda Oo Dr. Bulxan Ka Horistaagtay Muxaadaradii Uu Muqdisho Ka Jeedin Lahaa
(SL.Post) Xukuumadda Somaliland ayaa Dr. Xuseen Cabdillaahi Bulxan ka baajisay safar uu ku tagayay magaalada Muqdisho ee dalka Somaliya oo uu aqoonyahanka iyo ururada...
Askari Maraykan Ah Oo Lagu Dilay Duleedka Muqdisho
(SL.Post) Milatariga Mareykanka ayaa sheegaya in mid ka mid ah ciidamadooda khaaska ah lagu dilay gudaha Soomaaliya, laba kalena lagu dhaawacay xilli uu socday...
Farmaajo Muxuu Ka Yidhi In La Dhimayo Tirada Ciidamada Somalia
(SL.Post) Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Maxamed (Farmaajo), ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay in wararka sheegaya in la xadidayo ciidamada xoogga Somaaliya, laguna koobayo...
Wasiirka Arrimaha Guddaha Oo Ka Warbixiyay Socdaal Uu Ugu Maqanaa Ingiriiska
(SL. Post) Wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Yaasiin Maxamuud Xiir (Faraton) ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib safar uu muddo kooban dalka...
Roobab Mahiigaan Ah Oo Ka Da’ay Buuhoodle
(SL.Post) Wararka ka imanaya magaalada Buuhoodle, ayaa sheegay in xalay ku dhawaad todoba saacadood uu deegaamada ku teedsan magaalada Buuhoodle ay ka da’een roobab...
Boorama: Guddida Doorashooyinka Oo Ka Jawaabay Eedo Uga Yimi Masuuliyiin Xukuumadda Ka Tirsan
(SL.Post) Guddida Koomiishanka doorashooyinka Somaliland ayaa jawaab ka bixiyay eedaymo kala duwan oo ay u jeediyeen Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Xukuumadda. Halkan hoose ka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

