Monthly Archives: January, 2017

spot_imgspot_img

Faahfaahinta Shaqo-joojin Maayarka Laascaanood ku sameeyey Laba Shirkadood

Faahfaahinta Shaqo-joojin Maayarka Laascaanood ku sameeyey Laba Shirkadood Faahfaahinta Shaqo-joojin Maayarka Laascaanood ku sameeyey Laba Shirkadood Faahfaahinta Shaqo-joojin Maayarka Laascaanood ku sameeyey Laba Shirkadood

FALANQEYN: Danaha Xisbiyada, Kulmiye Doorasho Iyo Waddani Abaar!

Abaaraha ka jira dalka ayaa keenay muran ah in doorashada dib loo dhigo iyo in wakhtigeedii la qabto, iyadoo abaartu Sii xumaanaysa maalinba maalinta...

Gummaadkii Geedaha iyo Gurmadkii Ka Dambeeyay !

Debis, waa magaalo ka tirsan degmada Cadaadley ee gobolka Maroodi-jeex ee Somaliland, waxaana ay ku dhawaad 90KM koonfur bari kaga beegantahay magaalada caasimadda ah...

“Radio Hargeysa Wuxuu U Egyahay Radiyoowgii Dadka Ruwaanda Xasuuqay”Gudoomiye Cirro

(SL.Post) Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI iyo Golaha Wakiillada, ayaa dhaliilay falalka gurucan ee ay ku kacday dalka Radio Hargeysa iyo Tv-ga dawladda...

Faysal Cali Waraabe Oo Eedo U Jeediyay Xisbiga KULMIYE

(SL.Post) Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka  Eng. Faysal Cali Waraabe oo maanta dalka ku soo laabtay,  ayaa eedo u jeediyey xisbiga tallada haya ee KULMIYE, waxaanu...

Wasaarada Caafimaadka Oo U Digniin U Dirtay Farmasiyada Daawooyinka Iibiya

(SL.Post) Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka  Dr Saleeban Ciise Axmed (Xaglo-Toosiye), ayaa ayaa farmasiyada magaalada Hargeysa ugu baaqay inay xil iska saaraan dawooyinka ay shacabka ka...

Guddoomiyihii Waxbarashada Gobolka Sanaag Oo Shil Baabuur Ku Geeriyooday Iyo Madaxweyne Siilaanyo Tacsiyadeeyay

(SL.Post) ALLE ha u naxariistee waxa shil baabuur ku geeriyooday Guddoomiyihii Waxbarashada gobolka Sanagaa Marxuum Ainis  Saalax Xaaji Xasan. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img