HomeSweden Oo Sharci Kusoo Rogtay Xadka Denmark

Sweden Oo Sharci Kusoo Rogtay Xadka Denmark

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa(SLpost)-Dadka ka tagaya Denmark una safraya Sweden, ayaa waxaa looga baahnaan doonaan inay tusaan kaararkooda qoonsiga, laga billaabo maanta oo Isniin ah.

Tallaabadan ay qaaday Sweden, ayaa ah isku day la doonayo in lagu joojiyo qulqulka muhaajiriinta aan sharciga haysan, ee dalka Sweden u galaya sababo la xiriira barnaamijkeeda ceyrta.

ACF69C8E-5C15-4894-A814-9AF283955C5D_w443_h249

Tallaabadan cusub ayaa ka dhigan in Sweden ay joojineyso siyaasaddii ay albabaka ugu fureysay muhaajiriinta, kadib markii 160,000 oo muhaajiriin ah ay sanadkii tagay gaadheen dalkaas. Dalka Denmark oo deris la ah Sweden, ayaa waxaa sanadkii tagay gaadhay kaliya 18,000 oo qof.

Dadka safraya ayaa waxaa looga digay inay fishaan safaf dhaadheer oo sugitaan ah, marka ay kasoo gudbayaan buundada dhinaca xuduudda Denmark ee Oresund, oo ah meesha ugu badan ee muhaajiriinta ay kasoo galaan dalkaas.

Dib usoo cusbooneysiinta maamulka xuduudda Sweden iyo Denmark ayaa waxa uu macaneedhu yahay in dadka isaga kala gudbaya labadan dal, ay qaadan doonaan baasbaooro markii ugu horreysay muddo ka badan 50 sano.

Yurub ayaa waxaa ay wajaheysaa qulqulkii ugu badnaa ee qaxooti, tan iyo dagaalkii labaad ee adduunka.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories