HomeHOGAAMIYAASHA DUNNIDU HALKAY KU QAATAAN FASAX SANNADEEDKOODA 2016

HOGAAMIYAASHA DUNNIDU HALKAY KU QAATAAN FASAX SANNADEEDKOODA 2016

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa(SLpost) Madaxweynayaasha iyo hogaamiyaasha adduunka ayaa doorta dhinacayo kala gadisan si ay ugu soo qaataan fasaxa dhamaadka sannadka tagay iyo soo dhaweynta kan cusub ee 2016-ka iyagoo dhinaca iska dhigaaya shaqadooda siyaasadda ee aadka u culeyska badan .

Madaxweynaha Maraykanka Mr. Barack Obama.

Obama ayaa fasiixiisa sannadkan ku qaatay Haaway. Waxaanu la qaatay marwadiisa Meshail iyo labbadiisa hablood ee Maalia iyo siisha, madaxwynaha ayaa ka soo baxay sawiro badan oo laga qaaday kuwaas oo uu ku labisanaa dhar isboorti ah isaga oo la laafyoonaya reerkiisa .

Madaxweynaha Faransiiska François Hollande.

Hollande ayaa geestiisa fasaxa madaxa sannadka miilaadiga ku soo damaashaaday Saint-Pierre et Miquelon, waana maxmiyad hoos tagta Faransiiska kuwaas oo ku soo kordhiyey dalkooda sannadkii 194, balse Hollande iyo reerkiisa ayaa habeenkii taariikhdu isbadalaysay faraxdii ciidooda sannadlaha ah dib ugu soo laabtay Paris kaas oo laqaatay dadweynaha reer France damaashaadka sannadka cusub 

Madaxeynaha Ruushka Vladimir Putin

Madaxeynaha Ruushka Vladimir Putin oo ah shaqsi aad ugu adag shaqadiisa ayaa geestiisa fasaxa soo dhaweynta sannadka cusub ku dhex qaatay gurigiisa isaga iyo qoyskiisabu, waxaanu diiday in uu tilmaamo halka uu fasax ku qaadanyo maadamo madaxtooyadu tahay gurigiisa, arrintaas-na waxaa caddeyay Demtiir Baskoof oo ah afhayeenka Karmaliin waxaanu sheegay inaan guriga dalka looga taliyo lagu tilmaami kari guri uu leeyahay putin kaas oo ku yaala daafaha caasimada Moscow.

Afhayeenka ayaa tilmaamay in madaxweynuhu balamihiisu soconayaan ilaa 30 bishan kowaad ee 2016 waxaanu intaas ku daray in aan la garaneyn waxaa u qorshaysan putin ilaa 6 bisha labbaad, inta ka horaysa balamaha Putin sidooda ayay u fulayaan wax fasax oo uu qaatayna ma jirto .

Amiirka Qatar Sheekh Taymam

Fasaxa sannadkan ayaa amiirku ku soo qaatay dalka Marooko gaar ahaan magaalada Ifraan oo dhacada badhtamaha dalkaasi magaaladan ayaa ku caanbaxday cimilo qaboow oo uu baraf da`o. Inta badan waxaa aad u yimaad dadka jecel ciyaaraha barafka. Amiirka Qatar ayaa la soo galiyay sawradiida mareegaha dalkaasi isagoo la sawiran shacabka reer Marooko.

Boqrka Marooko ,Maxamed A`saadis.

Boqorkan oo fasaxiisa badhtamihii sannadkii 2015 ku soo qaatay Greec-ga oo ku caana dabeecad soo jiidasho leh iyo aatar qadiim ah ayaa intii u hadhay ku soo dalxiisay Magaalada Hong Kong waxaan safarka ku wehelinaayay qaar ka mid ah eheladiisa sida uu sheegay mareegta Moroco24.com.

Xigasho Geeska Afrika

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories