(Qaybtii 2’Aad)
Waxaaynuqaybtiikoobaadkusooqaadanayshanqodoboo ahahmiyadahawaaweynee aysiyaasaddamaaliyaddu uleedahayhorumarintadhaqaalaha,waxaanaaynuqaybteenanlabaad kasii amboqaadaynaaqodobkashanaadoo ayinootaagneyd.
5. Inlagahortagosicirbararka (To counteract inflation )tiirdhexaadkalagaleeyahaysiyaasaddamaaliyaddaayaa ahdaweyntaiyoindhokuhayntasicirbararkaoo ahcuduraafoku ahkobacadhaqaalaha,ahmiyadahauguwaaweyneelagadheefosiyaasadmaaliyadeedcaafimaadqabtaanawaakobac dhaqaaleoo lagaadho,sidaadarteedsiyaasaddamaaliyadeedwaa in aynoqotaa mid u ahdawoirbadeedsicirbararka,taasoonoqonaysa in laiskudheelitirobaahidasuuqaiyodalabkasuuqabaiyadaoo lagarabsanayohannaankalacageedeebaankumasuulka kayahay.Iyadaoolagaduulayoarrintaaswaxamihiim ah in lasameeyodhawrkanqodob
(A)diyaarintabarmaamijkadhiirrigalintakeydintahantida,taasoolaguyaraynayoawoodda waxiibsieexaddhaafka ahsiaanuiskudheelitirku ulumin, (B)Abaabulliddahantidaiyadaoo laabuurayomaalgashiyada. (C)Curintakharashyomiisaaman. (D) Kalaqorsheyntacashuurahaiyadaoolagujaangoynayoahmiyaddooda . (E) Inlagudhiirrigaliyobulshadakeydintalacagtasiloohelomaalgashi.
(F)Dajintamaalgashiga waxsoosaarkaleh. (G)Dhiirrigalintamashaariicda waxsoosaarkalehsidakuwawakhtiyadagaagaabaniyokuwawakhtiyadadheerba. (H)Sahamintaiyosugiddakhayraadadadabiiciga ah,iyadaoolagusamaynayomaalgalinodhankabulshada ahiyodhinacadawladda ah,taasooloomarayo inlagafaa’iideeyokeydadkabulshadaeejeebadahaiyomeelaha kaleiskagajirayay
6. In lakordhiyolanaqaybiyodakhligaqaranka (To increase and redistribute national income)mihiimadahalagaleeyahaysiyaasaddamaaliyaddaqarankaayaa ah insiyaasaddaguudiyodhaqaalahawaddankabalaguilaaliyoxasilooni,sihaddabataasloogaadhowaxalagamamaarmaan ah inlaladagaalmokalasarayntadabaqadahabulshadaiyoyarayntasaboolnimadabaahsan.Sihaddabasiyaasaddamaaliyadeedoosuurogalisataasloogaadhowaxaloobaahanyahay inkorloosooqaadodakhligadadweynahaiyo in lakobciyokharashaadkalagubixinayobaahiyahaasaasiga ahiyokaabayaashadhaqaalaha.
7. In laladajiyohannaancashuureedoo waxkuool ah (To establish an effective system oftaxation)habkacashuuruhuwaawaddadaugumihiimsaneesuurogalisaxasiloonidhaqaaleiyo midsiyaasadeed
ba,sidaoo kalewaahabkauu kaabuurmotaabogalintaadeegyadabulshadaiyokuwaguudahaaneedba.sihaddabaujeeddadaasloogaadhohannaankacashuurtuwaainaynoqotaa midkujaango’an. (A) Insifeejiganloodhawroistcimaalkaiyomaalgalinta, (B) Inhantidakeydsanlagudhiirrigaliyo in lamaalgashadoiyadaoodhiirrigalintu kaimanaysohannaancashuureedlehsoojiidasho, (C) In layareeyosinnaanla’aantadhaqaalahaiyadaoolagusalaynayokharashaadkadawladdaiyougudanbayntiioo ah (D) in laabaabullo indhaqaaluhuyeesho wax
8. in lakaboisticmaalkaiyo waxsoosaarka ( Subsidies in consumption and production)tiirkaniwaa mid kamidafaa’iidooyinka ayleedahaysiyaasaddamaaliyaddu,waxaanuqodobkanimihiim uleeyahayyarayntasinnaanla’aantadhaqaalahasiaanaydadkanoloshooduhoosaysougabixinmeeshawaa in laabuurokab lasiiyosuuqyadaiyobeerralaydasiheerkoodanololeedkorloogusooqaado.
9. in laqoondeeyokhayraadka (Reallocation of resources)hirgalintaqoondayntakhayraadkuwaa mid ulehdheefweynkobacadhaqaalaha,waxa aysuurogalisaaiskudheelitirnaansiyaasadeedooabuurtadeganaanshowaxa lagarankaraadabaqadahacashuurahalagubadinayo,kuwalagayaraynayo,meelaha lamaalgalinayo,kuwakabitaanka ubaahan,suuqyadaloobaahanyahay inabuuroiyoqiyaastaqorshahamustaqabalkadhawiyo kadheerbasida ladoonayo inuuhorumarkugaadho.
Markaaynnusooafmeernoqormadeenanwaxaynusooaragnaysagaalqodobiyokuwo kafarmacayoolafdhabar u ahkobacadhaqaalaha.Sidaadarteediyadootalaabooyinkaniaynnusooxusnayhaddiiaynumihiimadgaarsiino waxbadanayay kaqaadankaraandalkeena.Iyadaooaynuognahay inhannaankeenamaaliyadeedaanukusalaysanayninuuabuurokobacdhaqaale.Sidaasioo aytahaywaxainnaguwaajib ahinaanabuurnojawisiyaasadeedmaaliyadeedoodalkaiyodadkabasiiwadikaraookudhisanodorasiyoaqoonkaasooinoohilaadiyotubkahorumarkalagutiigsado.Waxaiyadunahaboon inhannaankeenacashuureeduunoqdo middhiirigaliyakobacdhaqaalebalseaannunoqon midlumiyahorumarka.Waxaxil ka
saaranyahayxukuumaddainayjidsaxan ay udajiisosiyaasaddamaaliyadda,taasoodalkaiyodadkaba uhorseedahorumaruuqarankanicagahiisakuistaagikaro.
Dhamaaad
Qalinkii:LiibaanIsmaaciilCabdilaahi
Email: Liibaanhanad79@gmail.com

