Yearly Archives: 2016

spot_imgspot_img

Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Oo La Kulmay Wasiirka Arimaha Dibada Ee Ingiriiska

Hargeysa(SLpost)-Wasiirka arimaha dibada Somaliland Sacad Cali Shire ayaa kulan la qaatay wasiirka arimaha dibada dhanka Afrika u qaabilsan dalka Ingiriiska. Wasiirku waxa uu sheegay inay...

Afhayeenka Komishanka Oo Ka Hadlay Kulan Ay La Qaateen Masuuliyiinta Togdheer

Burco(SLpost)-Afhayeenka komishanka doorashooyink Siciid Cali Muuse ayaa faahfaahiyay kulan ay la qaateen masuuliyiinta gobalka Togdheer oo dhawaan ay ka qabsoomi doonto diiwaangalintii codbixiyayaasha.   https://youtu.be/ehjDYGEpc10

Obama Oo Ku Kaftamay In Qaar Badan Oo Ka Mid Ah Madaxda Dunidu Aanay Maskax Ahaan Fayoobayn 

Washington (SLpost)- Si is-kallifaad la’aan ah oo aan looga baran, aadna uga fog dunida siyaasadda ee kaftan la’aanta lagu yaqaanno ayaa uu Madaxweynaha Maraykakna...

Somaliya Oo WFP Ku Eedaysay Inay Raashinkeeda Ku Beegto Xiliga Ay Beerahu Soo Go’aan

Muqdisho(SLpost)-Dowladda Soomaaliya ayaa ku eedaysay hay’adda WFP in ay raashinkeeda gargaarka ah ku beegto xiliga uu dalagu usoo go’ayo beeralayda Soomaaliyeed. Dowladda ayaa qorshaha WFP...

Musharaxa US Donald Trump Oo Dalkaas Ka Mabnuucaya Muslimka iyo Miksikaanka

Washington(SLpost)- Donald Trump Milyaneerka Xisbiga Jamhuuriga Maraykanka ugu Sharaxan, doorashada madaxtinimada dalkaas, ayaa si rasmi ah u bilaabay ololihii doorashada, waxaanu muuqaalkii ugu horeeyay...

Midowga Yurub Oo Hoos U Dhigay Xafiiskoodii Hargeysa Halkay Muqdisho Ka Dhisanayaan Dhismihii Ugu Balaadhnaa

  Hargeysa(SLpost)-Midowga Yurub ayaa hoos u dhigid rasmi ah ku sameeyay xafiiskooda Hargeysa ee laga maamulo hawlaha midowga Yurub ee Somaliland. Sida uu Geeska Afrika, ku...

Ma argagixiso ayaan nahay…?

Tariikhda binun aadamka waxa soo maray marxalado adag,kuwii ugu darrnaana waxa ay ahayd daagaalo socday aadna loogu hoobtay . Dagaaladaasi waxa ay sababeen khaasare...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img