HomeMa argagixiso ayaan nahay…?

Ma argagixiso ayaan nahay…?

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Tariikhda binun aadamka waxa soo maray marxalado adag,kuwii ugu darrnaana waxa ay ahayd daagaalo socday aadna loogu hoobtay . Dagaaladaasi waxa ay sababeen khaasare , dhib iyo dheefna laga mahelin , sida ay tidhaa maahmaahda soomaliga ah,”Dagaal wiilkuma dhashee wiil baa ku dhinta.”

Qaarada yurub (Europe) waxa ayhayd qaarad soo martay marxalado iyo dhibaatooyin dagaal oo kakan qalafsana, dagaaladaana waxa kamid ahaa Dagaalkii kowaad , Dagaalkii labaad ee dunida si kastooy ahaayeenba waxa ay ahaayeen dagaal falsafad laysku laynayey iyo dagaalo kale oo wadamada gudahooda ka dhacay sida: xasuuq, midab takoor , IWM.inkasto sidaa tahay,haddana waxaasoo dagaala waxaa sababtooda lahaa faranji ama gaalo.

Hase ahaate,islaamka waxa ka mid ah kooxo ku dagaalama islaanimo bilowgoodima ay aasaaseen wadamada marykanka iyo ingriiska khaasatan wadanka maraykanka.Dalibaan waxa ay ahayd kooxihii ugu horeeyey ee lagu bilaabo aasaaskooda ama unkidooda.

Kooxa haasi waxa ay qadeen ama galeen dagaalo aad u xoogan qaar ay libanta heleen iyo qaar kaloo laga guulaystayba.Intaas oo dagaal waxay ay ugaleen kalmada tawxiidka ah#(laa ilaaha ilallaah wa ana maxamed rasuululaah{N.N.K}). Haddana gacanta waxa au ku dileen dad aan waxba galabsan oo maati iyo maxas u badnaa.

Haddaba, waxa intaas oo dagaala ee kooxa haasi qaadeen aan ku jirina oo gaaladu samasay ma jiraa?

Haa dabcan, way jiraan dagaalo ay gaaladu samasay waxaana kamida ragii dagaaladaas sameeyey ama kiciyey iyo khasaarahay gaysteenba:

1) Hitler (Germany)

Waxa uu ajasha dhaafiyey dilayna 50 milyan. Waa ninka dilkii ugu badnaa ee qarnigii tagay 20aad loo meelleeyo.

2) Joseph Stalin (Russia)

Waxa uu katagay 20 milyan oo dhimasho ah.

3) Mao tse tsung (china)

Waxa gacanta xukunkiisa ku dhintay kuna naf waayay 14 – 20 milyan oo qof .

4) benito muosolina (italy)

waxa uu qudha ka jaray 400 000 oo qof.

Badi umada aan muslinka ahayn waxay maqlan ama dhagahooda ku soo dhaca kalmada “ jihad”. Hadaba maxay tahay jihad? Waa eray af carbeed ah macnihisuna yahay dadaalid ama halgan lagaga soo horjeedo cadaalad darada iyo axwaasha shaydaanka, mana aha dilida iyo ismiidaaminta la isku miidaaminayo dadka aan waxba galabsan.

Tusmadan hoos ku qoran waxay ina tusaysaa dagaaladii iyo xasuuqyadii ka dhacaydunida guudkeeda sababtodana ay lahaayeen gaaladu:

1)Dagaalkii kowaad ee dunida.

Waxa uu katagay khasaare ka badan 17 milyan oo dhimasho ah.

(sababay gaalo)

2)Dagaalkii labaad ee dunida.

Waxa uu ka tagay khaasre dhan 60 milyan ( u dhigmaysay 3% dadkii dunuda ku noola xiligaa) oo dhimasho ah.

(sababay gaalo)

3)Qumbuladii Nagasaki.

Waxa ay sababay dhimasho ah 40,000 oo qof.

(sababay gaalo)

4)Qumbuladii Horishiima.

Waxa ay dhimashadooda sababtay 70,000 oo qof,

(sababay gaalo)

6)Dagaalkii vietnam.

Waxa uu sababay khasaare dhan 5 milyan dhimasho ah.

(sababay gaalo)

7)Dagaalki bosnia.

Waxa uu sababay khasaare inka badan 500 000 oo qof.

(sababay gaalo)

8)Dagaalkii ciraaq.

Waxa uu sababay khaasare dhan 1200 000 oo qof.

(sababay gaalo)

9)Dagaalkii combodia 1975-1979.

Waxa uu sababay khaasare dhan 3 milyan oo qof

(sababay gaalo)

10)Xasuuqii maraykanka1861-1865.

Waxa uu sababay khasaare dhan 675, 000 ilaa 900,000 qof oo dhimasho ah.

(sababay gaalo)

W/Q: Cabdillaahi Maxamuud (cabdale.2000@gmail.com)

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories