HomeSomaliya Oo Xidhiidhka U Jartay Iran Una Qabtay Diblamaasiyiinteeda Inay Dalka Kaga...

Somaliya Oo Xidhiidhka U Jartay Iran Una Qabtay Diblamaasiyiinteeda Inay Dalka Kaga Baxaan 72 Saacadood

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

MUQDISHO(SLpost)-Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhowaaqday inay xidhidhka u jartay dalka Iran, kadib go’aan kasoo baxay golaha wasiirada.

Bayaan kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibedda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in “Ayadoo la fulinayo go’aanka ka soo baxay Golaha Wasiirada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, January 07, 2016 , Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga waxa ay u yeerdhay Siihayaha Safaaradda Jamhuuriyadda Islaamiga Iran ee Muqdisho, waxa ayna guddoonsiisay go’aanka”.

Wasaaradda arrimaha dibedda Soomaaliya waxa ay sheegtay in lagu codsaday sii hayaha safiirka Iran ee Muqdisho iyo diblomaasiyiinta kale ee Iran in ay dalka uga baxaan muddo 72 saacadood gudahood ah.

06EE43F1-45FD-46FD-93DC-4646E7EC4B26_w640_r1_s_cx0_cy10_cw0

Talaabadan, ayey dowladda Somaliya sheegtay inay timid “Kadib baadhitaan dhab ah oo la sameeyay, laguna ogaaday in Iran ay ka fulineysay Soomaaliya howlo qalqal gelinayay amniga, deganaanshaha, wadajirka iyo midnimada Ummadda Soomaaliyeed”.

Dowladda Soomaaliya ayaa sidoo kale sheegtay inay ugu baaqeyso Iran “Inay xushmeyso madax banaanida dowladaha, joojiso faragelinta gudaha, ilaaliso qawaaniinta, heshiisyada caalamiga ah iyo cahdiga Vienna ee xidhiidhada diblomaasiyadeed”.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories