Wadammada Khaliijka oo ka shiraya Iiraan
Riyad(SLpost)-Lix waddan oo ka wada tirsan Golaha Iskaashiga Khaliijka ayaa maanta ku shiraya magaala madaxda dalka Sucuudiga ee Riyaad. Madaxdan ayaa waxa ay ka arrinsanayaan...
Daawo:-“Ganacsadatu Ma Caban Karto” Gudoomiyaha Guurtida
Hargeysa(SLpost)-Gudoomiyaha golaha guurtida Saleebaan Maxamed Aadan ayaa sheegay in aanay xaq u laayn inay ganacsatadu cabato oo shacabka oo kaliyaati uu caban karo. https://youtu.be/biKbo9J4ZYI
Madaxweyne Siilaanyo Oo Kormeeray Taliska Guud Ee Ciidanka Qaranka
Hargeysa(SLpost)-Madaxweynaha Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu ugu horayn salaan sharaf ka qaatay cutubyo ka tirsan Ciidanka Qaranka Somaliland, ka dibna waxa uu kormeer guud...
“Waxaan ahay guddoomiye ku xigeenka baarlamaanka kama tirsani isbahaysi…”Baashe Maxamed Faarax
Hargeysa(SLpost)-Gudoomiye ku xigeenka golaha wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faarax ayaa daboolka ka qaaday in aanu wakhtigan ka mid ahayn isbahaysiga Kulmiye, isla markaasna uu...
Cirro Waddani Hortii Ma Ucid Buu Ahaa Mise Kulmiye?
Waxaynu ognahay in Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi uu yahay gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ee Waddani, kaas oo sida aynu taariikhda ku hayno ka mid ahaa...
Wasiirkii Maaliyada Rayaale Cawil Oo Waraysi Xiiso Badan Bixiyay
Hargeysa(SLpost)-Wasiirkii hore ee maaliyada xukuumadii Rayaale Cawil Cali Ducaale oo haatana madaxweyne Siilaanyo u magacaabay wadahadalada Somaliland iyo Somaliya, ayaa waraysi dhinacyo badan...
HARGEYSA IYO BILICDA Muuqaal Qurxoon Oo Laga Duubay 2016
Hargeysa:-Halkan ka daawo muuqaal qurux badan oo laga dubay 2016 bilada Hargeysa wakhtiyo kala duwan oo habeen iyo maalinba leh. https://youtu.be/VohKEkymqNE
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

