Yearly Archives: 2016

spot_imgspot_img

Is Barbar-Dhigga Tirada Golahii Wasiirada Rayaale Iyo Madaxweyne Silaanyo & Culayskeeda Dhaqaale 

Hargeysa(SLpost)-Tirada golaha wasiirada Somaliland ayaa inta badan ah mawduuc xaasaasi ah oo ay bulshadu kaga doodo goobaha siyaasadda lagu falanqeeyo, iyadoo ay inta badan...

Mexico:-Daroogiiste Caan Ah Oo Gacanta Lagu Dhigay

Mexico(SLpost)Mid ka mid ah ragga daroogada ka ganacsada ee caanka ka ah dalka Mexico, Joaquin Guzman (El Chapo), ayaa la soo qabtay ka dib...

Somaliland: Tababarka School-ada TEAK-WONDO Oo Hargeysa Ka Hanaqaaday

Hargeysa-Waxa laga hirgaliyay barashada tababarka difaaca nafta ee Teak-wondo waxaana haatan kujira koocdii ugu horaysay ee tababarkaas lagu bilaabay https://youtu.be/A9GKDoLakr8

Dal Afrikaan Ah Oo Dumarka U Shaqeeya Dowladda Waajib Kaga Dhigay In Ay Xijaab Xidhaan 

Banjul (SLpost)- Xukuumadda dalka Gaambiya ee galbeedka Afrika ayaa dumarka ka shaqeeya xafiisyada kala duwan ee dowladda iyo shaqooyinka gaarka loo leeyahay ku amartay...

Fadeexaddaha Diblomaasiyadeed Ee Hadheeyey Qasriga Madaxtooyadda oo Anfariir ku Riday Dawladaha Deriska

“Isfasiraad La’aanta Xilka Qaadista Masuuliyiinta iyo Warsaxaafadeeda Madaxtooyadda oo Noqday Farrimihii Joseph Goebbels‏” Hargeysa(SLpost)- Waxay ahayd 3-January 2016-ka markii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed...

Cabdiraxmaan Cirro Oo Taageerayaashiisa Ingiriiska Khudbad U Jeediyay

UK(SLpost)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi oo baryanba ku sugnaa dalka Igiriiska ayaa khudbad u jeediyay dad tiro badan oo xibiga...

Suuqyada Saamiga Shiinaha Oo Kor U Kac Yar Laga Dareemay

Hargeysa(SLpost)-Saamiyadii Suuqa Saamiyada ee Shiinaha ayaa waxaa ku korortay boqolkiiba in ku dhow laba marka laga gudbo in xasilooni daro ay ka jirtay suuqa...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img