Waxaynuognahay inCabdiraxmaanMaxamedCabdilaahiuuyahaygudoomiyahaxisbigamucaaridkaeeWaddani,kaasoosidaaynutaariikhdakuhayno ka midahaaxisbigamucaaridkaeeUcid.Isagaoo ka soogoostay ka dibmarkii ay isqabteengudoomiyahaxisbigaucid.taasoo laiskuqabtaymasiirkaxisbigaoouudoonayayinuumusharaxmadaxwayne kanoqdolaakiinFaysal CaliWaraabe ucuntamiwayday inuuCirroxilkaa ka soobixikaro.Taasaakhirkiisababtay inarrintooducirkaiskushareertooo aygaadhoheer ayislagaadheen incirro iyokooxuuhogaaminayay ayfaysal kaxayuubiyaanxilkiigudoomiyenimo,arrintaasookeentay inmaxkamad laislagalo.
Iyadoogunaanadkiimaxkamadunauunoqday incirro iyokooxdiisiilagaxukumaykiiskii aydarafka kaahayeen,taasoo aymaxkamadu ucuskatayxeerkaxisbiga,islamarkaanauuarrinkiinoqday inFaysal uhadhoxisbigiiUcid.Jeerkaasooarrinkaasi iyoxukunkaasiba ucuntamiwaayayCirro iyokooxdiisiiiyagoomarkaas kahuleelayxisbigiidhammaantood.Muddokooban ka dibcirrowaxauu sooasaasayururkan u soogudbayxisbinimadaeehaddeerlayidhaahdowaddani.Intabadan tan iyoyagleelkiiururkanilaa soogudubkiisiixisbinimodadkasiyaasadalafagura iyobulshadubawaxaykutilmaamaan inxukuumadugacankulahayd soobixitaankiisa,iyadooujeedadalagalahaanaahayd inmeeshalagagasaaroururkii “Ummadda”eeuuasaasay Dr.Maxamed Cabdi (Gaboose)kaasoo ayxukuumaddugarwaaqsanayd inhaddiiuuku soobaxouunoqondoonomucaaridadagoonasasho udiididoonoxukuumadda,taasbadalkeedana aycirro kalakulmayaanmucaaridaddabacsan iyo ufududayntawixiidantooda ah,iyadaoomarkiidambebulshada umuuqatayba inWaddaniiskayahaymagac uyaalxukuumadda laoodwadaag ah.Akhristeinagaooaantaariikhtagtaymilicsanmaskaxdanaaynaanfogayn balaynueegnohadalkauucirro ujeediyayjaaliyadasoomaalilaaneekudhaqancarigaingiriiskacaasimadiisabarigalandhan (East London)oojaaliyadakudhaqani ubadantahayhaybtamadaxweyneSiilaanyo,waxaanahadalkacirro ka midahaa
“Malaaaniga iyobarigalandhan (EastLondon)baqoladiiSiilaanyokurisigasaartaybaanu ka midahayn,odaygasiwanaagsanbaanu u soowadashaqaynayhaddanasiwanaagsanbaanuisiiwadacayaahaduuallahyidhaa ”
Intaasmarkaaddhuuxdowaahadalnuxurkiisubalaadhanyahay,su’aallobadani ay kaimanayaan. Sikastaoo aytahayarrintanimiyaanaycadayn uahayntuhunkiisheegayay inururkiiwaddaniuuyahayxisbixukuumaddusamaysaytaymaadaamauugudoomiyecirroqiranayoinuumadaxwaynahameeshasaaraysiwanaagsanula sooshaqeeyay?
Su’aalahamarkabamaskaxdaku soodagdagayaaeeaanjawaab uwaayay,idinkunalagayaabaainaad uwaydaanamabaaad uheshaanayaa ah.
MaxaytahaywadashaqayntacirrouuqiranayoeeSiilaanyo kadhaxaysay?
Miyaanucirroahaynninkhiyaameeyayxisbigiisiihoreeeucid?
Haddiibauucirrokufaanayoinuukhiyaamoxisbigalayiyadoo aydhawaanuuahaydmarkii lagueedeeyayinuuxeerkiidiwaangalintana isdabamarinkusameeyay mayahayninqaranka laguaaminikaro?
Isku soowadaxooriyoocirroWaddanihortiimaUcidbuuahaamiseKulmiye?
akhirtsesu’aalahan iyokuwa kasiibadanbaoomaskaxdayda kaguuxayahaseahaateeaanjawaab uwaayaybaidinkaayaanidiindhaafayaainaad udoontaan.
Qalinkii:-AxmedBaasheAadan
Email:-axmedbashe14@gmail.com

