Mexico Oo Daroogo Iibiyahii El Chapo U Gacan Galinaysa Maraykanka
Mexico(Slpost)-Dowladda Mexico ayaa bilaabeysa hannaan ay Mareykanka ugu gacan-gelineyso ninka daroogada ka ganacsada ee Joaquin Guzman (El Chapo). El Chapo ayaa dib loo qabtay Jimcihii...
UMP oo Geelle u Dooratay Musharaxooda
Jabuuti(SLpost)-Isbahaysiga haya talada dalka Jabuuti ee UMP ayaa xalay u doortay madaxweynaha waddankaasi Ismaaciil Cumar Gelle inuu noqodo musharraxa ugu tartamaya doorashada madaxweynennimo. Madaxweyne Geelle...
Angela Merkel Oo Dalbatay Sharciyo Lagu Mustaafin Karo Soogalootiga Danbiyo Gala
Jarmalka(SLpost)-Hogaamiyaha Jarmalka, Angela Merkel, ayaa soo jeedisay in isbeddel adag lagu sameeyo sharciyada dadka soo galootiga ah ee Jarmalka ku nool. Waxey soo jeedisay in...
Wadahadalada Suuriya oo la dardargalinayo
Hargeysa(SLpost)-Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan waddanka Suuriya, Staffan de Mistura, ayaa wadahadalo waxa uu u joogaa magaalada Dimishiq ee waddanka Suuriya. Wadahadaladan...
Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Xoghaye Cusub u Magacaabay Dawlada Hoose Ee Hargeysa
Hargeysa(SLpost)-Wasiirka arimaha gudaha Cali Maxamed Warancade ayaa xoghaye cusub u magacaabay dawlada hoose ee Hargeysa, waxaanu u magacaabay Axmed Maxamed Cabdilaahi (Darajo), waxaana sidaas...
Sheekh Dirir: “Waa inaanu jirin wakhti aanad aqoon oo ilmahu leeyahay, hadaad doonaysid inaad si fiican u tarbiyadeyso”
“Mukhadaraadka, sinada, qaawanaata, isku si uma arkaan ilmaha la tarbiyadeeyey iyo ka kale, midna wuu xishoonayaa, midna wuu ku faanayaa….” Sheekh Maxamed Sh. Cumar Hargeysa(SLpost)-...
“Anigu wasiir qaran ayaan ahay ee anigu wasiir reer ma ihi…” Sacad Cali Shire
Hargeysa(SLpost)-Wasiirka arimaha dibada Sacad Cali Shire ayaa suaal ay warbaahintu ka waydiisay deegaankiisa waxa uu kaga jawaabay inuu wasiir qaran yahay,isla markaasna aanu isagu...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

