Yearly Archives: 2016

spot_imgspot_img

Bangiyada ku Shaqeeya Hab Maaliyadeedka Islaam-ka

Bangiyada ku salaysan Hab Maaliyadeedka Islaamiga ahi kuma shaqeeyaan RIBBO (Interest) - Dhibaatooyinkii dhaqaale ee ka dhacay dunnidu saamayn kuma aysan yeelan ama waxay...

Doorasho Aan Dawlad Lahayn La’aanteed Baa Dhaanta. Rashiid Gadhweyne

Ka warrama haddii aynu dawlad iyo qaxarkeed ba iska dayno oo aynu la soo hadhno magacyada xildhibaanka Golaha Wakiillada iyo Guurtida la sheego, iyo...

Maraykanka Oo Xabsi Dheer Ku Xukumay Laba Wiil Oo Somali-Swedish Ah

Us(SLpost)-Laba qof oo asal ahaan ka soo jeeda dalka Soomaaliya isl markaana haysta dhalashada dalka Sweden ayaa maxkamad ku taala dalka Maraykanku xukun ku...

Warbixin Ka Soo Baxaysa Nukliyeerka Iiraan

Iiraan(SLpost)-Hay'adda Qaramada Midoobay u qaabilsan nukliyeerka, ee loo soo gaabiyo IAEA, ayaa la filayaa in ay soo saarto warbixin ay ku caddeynayso in Iiraan...

Diiwaangalintii Codbixiyayaasha oo Somaliland Ka Bilaabmatay

Hargeysa(SLpost)-Waxaa maanta si rasmi ah uga billowday diiwaangelinta codbixiyaasha doorashada dhici doonta bisha Maarso ee 2017-ka. 163 goobood ayaa saaka lixdii subaxnimo ay ka billaabantay...

Jacaylku Waa Falcelin!

  “Jacayl” waa eray hadalkeena ku badan oo aynu u isticmaalno siyaabo kala duwan. Waxaad  maqlaysaa qof ku odhanaya waxaan jecelahay hooyaday, aabahay, carruurtayda, xaaskayga, walaalahay, Nebigeenii...

SACUUDIGA WAXA INAGA DHEXEEYA DAN MA GUURTO AH

Jaamacadda Carabta waxa inaga dhexeeya xidhiidhka inaga dhexeeya ururada kale sida Qaramada Midoobay, Ururka Afrika, Ururka Igad, dhammaantood xubinnimadu waxay ku xidhantay ictiraafka, dhamaantoodna...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img