Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Oo Xidhay Muwaadin Is Yidhi laba jeer Qaado kaadhka Diiwaangalinta
Hargeysa(SLpost)- Wasraadara Arrimaha Gudaha Qaybteeda Diiwaan Galinta Madaniga ah waxa ay saaka Xabsiga U Taxaabtay Muwaadin Cabdixakiin Jaamac Maxamed Abokor oo doonayey inuu marlabaad...
Guddoomiye Cirro Oo Xukuumada iyo Wasaarada Arimaha Gudaha Ku Tilmaamay Inay Diiwaangalinta Ka Cagajiidayaan
Somaliland(SLpost)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Cirro ayaa xukuumada iyo wasaaradeeda arimaha gudaha ku dhaliilay inay codsadeen in diiwaangalinta dib loo dhigo. Waxaanu uga...
Raysalwasaaraha Canada Oo Muslimiinta La Tukaday Salaad Maqrib Iyo Sheekh La Maseeyey Boqorkii Itoobiya Ee Asxaabtii Nebiga (SCW) Badbaadiyey
Ottawa (SLpost)- Fiidyoow dhowaan warbaahinta Canada iyo kuwa caalamiga ahiba baahiyeen ayaa muujiyey raysalwasaaraha dhowaan loo doortay dalka Kanada Justin Trudeau oo ku jira...
“Tani waa ollole laakiin waa ololihii diiwaangalinta…” Muuse Biixi Oo Eedayaha Mucaaradka Iska Difaacay
Burco (SLpost)-Guddoomiyaha ahna musharaxa xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa iska difaacay eedaymaha ay u jeedinayaan labada xisbi mucaarad, xisbiyada mucaaradka ah ayaa ku...
Golaha Wakiilada Oo Xeerkii Lagu Muransanaa Ee Baananka Dib U Riixay Fasaxna Galay
Hargeysa(SLpoat)-Mudanayaasha golaha wakiilada ayaa fadhigoodii maanta dib u riixay xeerka baananka oo culimada, xildhibaanada iyo guud ahaan shacbiga Somaliland ka dhex abuuray muran iyo...
Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay Oo Golaha Ammaanka Kaga Hadlay Is Casilaada Wasiiradii Tirada Badnaa Ee Madaxweyne Siilaanyo
Hargeysa(SLpost)-Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki Moon ayaa is casiladii wasiiradii Madaxweyne Siilaanyo kaga hadlay warbixin uu u gudbiyay golaha ammaanka Qaramada Midoobay. Warbixintan...
Hoo oo cab, Waa Hagardaamo!
Ka soo qaad inaad tahay 22 sanno jir , wax ka barta Jamaacadda Hargeysa. Adigoo fadhiya fasalka ayaad la soo baxday moobilekaaga kadibna aad...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

