HomeMaraykanka Oo Xabsi Dheer Ku Xukumay Laba Wiil Oo Somali-Swedish Ah

Maraykanka Oo Xabsi Dheer Ku Xukumay Laba Wiil Oo Somali-Swedish Ah

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Us(SLpost)-Laba qof oo asal ahaan ka soo jeeda dalka Soomaaliya isl markaana haysta dhalashada dalka Sweden ayaa maxkamad ku taala dalka Maraykanku xukun ku ridey kadib markii lagu heley in ay ka mid ahaayeen ururka al-Shabaab, isla markaana u soo dagaalameen.

Dacwad oogaha ayaa sheegey in Cali Yaasiin Axmed 31 jir ah iyo Maxamed Yusuf oo 33 jir ah ay ka qayb-qaateen dagaalo ka dhacay Muqdisho iyaga oo kamid ah al-Shabaab.

Maxkamadda New York, Brooklyn ayaa ku ridey xukun ah 11 sano oo xabsi ah. Dacwad oogaha ayaa sheegey in labadan nin ay ka safreen guryahoodi oo ku yaala Sweden sanadkii 2008, waxaana ay tababaro ku qaateen xerooyin ay leeyihiin al-Shabaab. Mid kamid ah labada nin ayaa ka qayb-qaatey cajilad muuqaal ah oo dicaayad loogu samaynaayo al-Shabaab sida uu sheegay dacwad-ooguhu.

Xagaagii 2012 ayaa labadan nin lagu qabtey dalka Jabuuti iyaga oo ku jeeda dalka Yemen. Sweden ayaa ku guuldareysatey in iyaga lagu wareejiyo, bishii Nofeember 2012 ayaa gacanta loo geliyey dalka Maraykanka. Dacwadda lagu oogey waxa ka mid ahaa caddaymo ay soo gudbisey hay’adda sirdoonka Sweden ee Sapo.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories