HomeSawiro Ismacnaynaaya Cirro iyo Muuse Iyo Hashii

Sawiro Ismacnaynaaya Cirro iyo Muuse Iyo Hashii

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa(SLpost)-Dhawaan socdaalo ollole iyo taageerayaal kala jiidasho ah waxa gobalka Togdheer oo diiwaangalintii codbixiyayaasha ay ka socoto ku tagay musharaxa xisbiga Kulmiye Muuse Biix Cabdi iyo guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro oo ah musharaxa kaliyaata ee la filaayo inuu u ordi doono xisbiga Waddani.

Hadaba waxa xiiso badan yeeshay sawir laga qaaday labadan musharax oo midkood lisaayo hal halka ka kale uu waraabinaayo isaguna hal kale, labadan sawir ayaa u muuqda in si muuqata laysugu jawaabayo hadii laysku dayo in la macneeyo oo hasha laga soo qaado inay tahay Somaliland sida marar horeba loogu misaalay Maandeeq inay tahay wakhtigii xoryada ee dalka laga kicinaayay gumaysiga, hadaba musharax Muuse Biixi oo hasha lisaaya waxa ay u muuqataa in lagu tafsiiri karaayo inuu talada dalka ee uu la wareegaayo uu ku doonayo awood iyo magac, halka musharaxa la filaayo ee xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Cirro uu u muuqdo inuu u gurmanaayo hasha oo aynu ka soo qaadnay inay Somaliland tahay.

12439537_1243520078997392_2579727609283262565_n

12541154_10204017219870398_7446625308085088424_n

12417590_940525882650570_6411147742430925451_n

Somalilandpost

Hargeysa Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories