Degmadda Balli Cabane oo Xaalad abaareed ka taagan tahay iyo Sarakaal ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo Soo Kormeeray.
Hargaysa (SLpost)- Cali Xaaji Cabdi “Cali Yaanbo” oo ka Mid ah Saraakiisha Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa ka hadlay Kormeer uu ku soo Maray Jiido...
Cirro Oo La Shaaheeyay Reer Burco
Burco (SLpost)-Gudomiyaha Xisbiga Mucaradka Wadani ahna Gudomiyaha Barlamanka Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed C/Laahi (Cirro) ayaa Galabnimadii Maanta Dadwaynaha Reer Burco Kula Shaheyay Maqaaxiyo Caan ah...
“Kooxaha kubadda ciyaaraa way is yaqaanaan, kooxda soo badin jirtayna waa la yaqaan” – KULMIYAHANNO QURBEJOOG AH OO HARGEYSA LAGU SOO DHAWEEYEY
Hargeysa (SLpost)- Masuuliyiin ka tirsan laanta magaalada Stockholm ee dalka Sweden uu ku leeyahay xisbal-xaakimka Somaliland, ayaa lagu soo dhaweeyey caasimadda Hargeysa oo ay...
Arji Ali Oromo
ISMAIL A. UBAX·SUNDAY, 24 JANUARY 2016 Ka: Ali Oromo Ku: Madahweenkii Somaliland Mudane madahweenkii, aniga maga’ii Ali Oromo way nogonaysaa. Adiga Siilaanyo way ahaanaysaa. Adiga aniga...
Soo-saaristii labaad ee buuggii Qaylodhaan Deegaan
Dhowaan filo (Haddii Eebbe oggolaado) "Cambaro wayl sac soo daa, sitooy laba sac soo daa" Soo-saaristii labaad ee buuggii Qaylodhaan Deegaan. Waxa uu noqonayaa laba buug...
Shaqaalaha Dekeda Berbera oo Mushaharkii Loo Kordhiyay
Berbera(SLpost)-Maareeyaha dekeda Berbera Cali Xoor Xoor ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in shaqaalaha dekeda loo kordhiyay mushaharkii, isaga oo mahadnaq u jeediyay madaxweynaha...
Somaliland: Xukuumadda oo Qaylo-dhaan ka dirtay Xaalad abaareed oo ka taagan Degmada Ballicabane
Hargaysa (SLpost)- Abaaro saamayn ku yeeshay dad iyo duunyaba, ayaa ka jira deegaanno hoos-yimaadda Degmada Ballicabane ee gobolka Hawd, waxaana dhibaatada abaartu ku hayso...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

