Home24 Qof oo Ku Dhintay Barafka Ka Dhacay Maraykanka iyo Xafiisyada Dawlada...

24 Qof oo Ku Dhintay Barafka Ka Dhacay Maraykanka iyo Xafiisyada Dawlada Oo Fasax Ah US

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

(SLpost)-Xafiisyada dowladda Maraykanka ayaa maanta oo Isniin ah la xidhay, iyadoo magaaladu ay iska gurayso kana soo kabsanayso barafkii ka da’ay.

Tareennada dhulka hoostisa mara ayaa wakhtiyo kooban socon doono.Iskoollada magaalada iyo hareeraheeda ayaa xidhan maanta oo Isniin ah, iyadoo duulimaadyaduna ay si tartiib tartiib ah looga bilaabi doono saddexda garoon ee ku yaalla magaalada Washington DC.

Dadku waxay bilaabeen inay iska guraan oo iska nadiifiyaan barafkii da’ay, balse saraakiishu waxay sheegayaan in maalmo ay qaadan doonto in xaaladdu caadi ku soo noqoto.

Ugu yaran 24 qof ayaa la soo wariyay inay ku dhinteen shilal barafka la xidhiidha, waxaana ku jira kuwa wadnuhu istaagay iyagoo barafka qodayay.

Magaalada Washington iyo hareeraheeda waxaa ka da’ay baraf dhan 76 centimeter. Magaaladla Baltimore waxaa ka da’ay barafkii u badnaa taariikhda magaalada oo gaarayay 74 centimeter, Barafka ayaa gobolka u keenay daadad.

Magaalada New York barafkii da’ay waxaa lagu qiyaasay s 68 centimeters, wuxuuna ahaa kii labaad ee ugu weyn ee halkaasi ka da’a tan iyo 1869. 101 centimeter baraf gaaraya ayaa wuxuu ka da’ay meel u dhow magaalada Harper’s Ferry ee West Virginia.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories