HomeCiidamada Somaliland Ee Uu Hogaaminayay Xaglatoosiye Oo Dhoolatus Ku Sameeyay Buuhoodle

Ciidamada Somaliland Ee Uu Hogaaminayay Xaglatoosiye Oo Dhoolatus Ku Sameeyay Buuhoodle

Date:

Related stories

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Buuhoodle(SLpost)-Wasiirka Caafimaadka Somaaliland Ayaa Wali Ku Sugan Magaalada Buhoodle Isaga Oo Shirar Kala Duwan La Leh Oday Dhaqameedka Iyo Bulshada Buhoodle Wsiirka Ayaa Kala Hadlay Oday Dhaqameedka

1935007_1041145692618918_1700396957659965909_n 12592313_1041145855952235_7393214442554954956_n 12592545_1041146295952191_5726300028873102589_n

Uu La Kulmay Sidii Ay Uga Qancin Lahaayeen Dagaal Ooge Cali Khaliif Galaydh In Uu Magaalada Buhoodle Isagaga Baxao Magaalada Buhoodle Isaga Oo Ku Sugan Hudheel Ku Yaala Magaalada Buhoodle Cuqaasha Ayaa U Balan Qaday Wasiir XaglaToosiye In Ay Ku Cadaadin Doonaan Cali Khaliif Galaydh Sidii Ugu Bixi Lahaa Magaalada Buhoodle Iyadoo Laga Hortagaayo Rabshado Ka Dhaca Magaaladaas Oo Ay Waqtigan Kuwada Suganyihiin Horgalaha Hogaamiyaha Kooxda Dibad Wareegaa Cali Khaliif Galaydh Iyo Wasiirka Caafimaadka Somaaliland Salebaan Axmed Ciise Xaglatoosiye

Dhanka Kale Dumar Iyo Ciyaal Ay Soo Abaabuleen Kooxda Dibad Wareega Ee La Safan Cali Khaliif Galaydh Ayaa Mudaharaad Yar Yar Ka Dhiagay Suuqyada Magaalada Halkaas Oo Ay Ku Kala Kaxeeyen Ciidamada Somaaliland Iyagoo Markii Danbana Dhoola Tus Ku Maray Suuqyada Iyo Shawaariicda Halbawlahaa Ee Magaalada Buhoodle

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories