Yearly Archives: 2016

spot_imgspot_img

Jabuuti oo Laga Hirgaliyay Mashruuc Dabka Qoraxda Laga Dhalinaayo

Jabuuti(SLpost)-Madaxweynaha jabuuti Ismaacil Cumar Geele ayaa xadhiga ka jaray marshuuc dalkaasi uu ka hirgaliyay dalka kuuriya oo qoraxda dab laga dhalinaayo. https://youtu.be/XVsvhlYzvxY

“Socdaalkaygii Bariga Maraykanku Waa Uu Ila Socday…”Faysal Cali Waraabe

Hargyesa(Slpost)-Gudoomiye Faysal CalI Waraabe ayaa ka warbixiyay socdaalkii uu ku tagay gobalad bariga SOmaliland oo uu ku tilmaamay mid maraykanku uu ku wahelinaayay, waxaana...

Hoos  u dhaca Sarrifka iyo Saamayn la’aanta Badeecadaha iyo Quutal-daruuriga

  Berhayanba  waxa hoos u dhac  aad u ballaadhani ku imanayey qiimaha sarrifka ee lacagta Dollarka, Arrintan ayaa walwal iyo jah-wareer ku abuurtay  dad badan...

Xaglatoosiye Oo Ka Hadlay Socdaalka Uu ku Joogo Buuhoodle

Buuhoodle(SLpost)-Dr saleebaan Ciise Axmed Xaglo toosiye Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka waxa uu ugu horayn tafaasiil ka bixiyey halka ay marayso hawshii nabadgelyo ee ugu muhiimsanayd...

Gudoomiyaha Hay’ada Ka Hortaga Abaaraha Oo Ganacsatada Ugu Baaqay Inay Sirixrka Alaabta U Jabiyaan Dadka Abaarahu Ku Dhufteen

Hargeysa(SLpost)-Gudoomiyaha haayda abaaraha Somaliland Maxamed Muuse Cawaale ayaa ka hadlay xaalada adag ee ay wajahayaan dadka abaarahu ay ku dhufteen ee Somaliland. https://youtu.be/jK-BTxne4to

Gudoomiyaha Golaha Guurtida Oo Ku Baaqay In Xal Loo Helo Sixirbararka Dalka Ka Jira

Hargeysa(SLpost)-Gudoomiyaha golaha guuritda ayaa ku baaqay inta isku yimaado in la jabiyo qiimaha alaabooyinka lagu kala iibsado. Waxaanu gudoomiyahu iswaydiiyay sababta alaabta loo jabin waayay...

Maareeyaha Cusub Ee Wakaalada Biyaha Burco oo Xilkii La Wareegay

Burco(SLpost)-Maareeyaha cusub ee dhawaan loo soo magacaaay wakaalada bixyaha Burco ayaa xilkii kala wareegay maareeyii hore ee wakaaladaas, waxaana halkaas ka dacday xaflad si...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img