Wasiirka Boosaha Somaliland Oo Iftiimiyay Awooda Marwada Koowaad Dalka Ku Leedahay
Hargeysa(SLpost)-Wasiirka boosaha Somaliland Abgaal ayaa muujiyay heerka awooda dalka ay ka joogto marwada koowaad oo dabcan aan wax xil ah dalka ka ahayn, wasiirku...
Somaliya Oo Kaalinta Koowaad Ka Gashay Musuqa Caalamka
Hargeysa(SLpost)-Warbixin cusub ayaa u diiwaan gelisay Soomaaliya, Korea-da Woqooyi iyo Afghanistan inay yihiin dalalka ugu musuq maasuqa badan adduunka. Hay’adda Transparency International, ayaa arbacada (1/27/2016)...
Shirkadaha Laydhka Ee Hargeysa Oo Jabinaya Qiimaha Dabka Magaaladu Ku Hesho
Hargeysa(SLpost)-Shirkadaha laydhka siiya Hargeysa ayaa isugu imanaaya shir balaadhan oo lagu eegayo qaabkii loo jabin lahaa qiimaha haatan ee laydhka magaalada ay ku hesho...
Madaxweynaha Iran Xasan Rouhani ayaa booqanaya Faransiiska
Hargeysa(SLpost)-Madaxweynaha Iran Xasan Rouhani ayaa maanta booqanaya Faransiiska, kadib saddex maalmood oo uu joogay Talyaaniga. Mr Rouhani ayaa la filayaa inuu saxiixo heshiisyo ganacsi kadib...
Xildhibaanada Gobalada Galbeedka Oo Ku Dhawaaqay In Deegaanadoodu Ay Galeen Xaalad Abaareed oo Daran
Hargeysa(SLpost)-Xildhibaanada gobalada galbeedka Somaliland ayaa ku dhawaaqay in xaalad adag oo abaareed ay galeen deegaanadii laga soo doortay loona baahan yahay in si weyn...
Madaxweyne Siilaanyo Iyo Mujaahid Cabdiraxmaan Aw Cali Oo Kulan Yeeshay
Hargeysa(SLpost)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo iyo mujaahid Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax, ayaa muddo dheer ka dib toddobaadkan yeeshay kulan ka dhacay madaxtooyada. Kulankaas ayaa...
Jarmalka Oo ku Baraarugay In Malatariga Dalkiisu Aanu Difiici Karin iyo 119 Bilyan Oo Yuuro Oo Lagu Xoojinayo Hada
Berlin(SLpost):- Dawlada Jarmalka ayaa boqolaal iyo sagaal iyo toban Bilyan oo Yuuru, u qoondaysay dhismaha ciidamada dalkaas, kuwaas oo tayo xumo iyo hoos u...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

