HomeMadaxweyne Siilaanyo Iyo Mujaahid Cabdiraxmaan Aw Cali Oo Kulan Yeeshay

Madaxweyne Siilaanyo Iyo Mujaahid Cabdiraxmaan Aw Cali Oo Kulan Yeeshay

Date:

Related stories

Somaliland President Faces Tough Questions on Taiwan, Israel, China and U.S. Security Ties

“Every citizen is a police in Somaliland" New York (SLpost)-...

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Hargeysa(SLpost)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo iyo mujaahid Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax, ayaa muddo dheer ka dib toddobaadkan yeeshay kulan ka dhacay madaxtooyada.

Kulankaas ayaa ahaa casho sharaf ay Madaxweyne Siilaanyo iyo xaaskiisu u sameeyeen Mujaahid Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax iyo xaaskiisa, waxaanu qabsoomay habeenimadii Isniintu soo galaysay ee toddobaadkan.

Ma jiro wax war ah oo ka soo baxay kulankaas, lamana sheegi karo in lagaga wada hadlay arrimo siyaasadeed iyo in kale. Laakiin kulankaas ayaa noqday mid ay faaqidaadiisu labadii caano maal ee u dambeeyay ku badnayd goobaha lagu falanqeeyo siyaasadda Somaliland.

Wararka qaar ayaa sheegaya in Madaxweyne Siilaanyo uu Mujaahid Cabdiraxmaan Aw Cali weydiiyay talooyin lagaga gudbi karo xaaladaha siyaasadeed iyo dhaqaale ee dalka ka jira, halka ay warar kalena sheegayaan in kulanku ahaa mid qoys oo aanay wax siyaasad ahi wehelin.

Si kastaba ha ahaate, Mujaahid Cabdiraxmaan Aw Cali, ayaa marka uu ku jiro iyo marka uu ka maqanyahayba xiiso u yeela siyaasadda Somaliland, waxaana lagu yaqaanaa nin ay ku hirdaan inta badan siyaasiyiinta Somaliland ee ay isla soo mareen halgankii SNM.

Xigasho geeska Afrika

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories