Dalka Tajikistan Oo Dad Laba Kun Ku Dhaw Gadhka Khasab Lagaga Xiiray
Tajikistan(SLpost)-Dowlada Tajikistan ayaa ku dhawaaqday olole ay sheegtay inay kula dagaalameyso kooxaha islaamiga ah ee ku sugan wadankaasi, waxayna xukuumada dalkaasi ka talisa soo...
Xukumadda Somaliland Oo Ku Hawlan Kala Shaandhaynta Kumanaan Qof Oo Ajaanib Degenaansho Doona Ah
Hargeysa (SLpost) Xarunta wasaaradda dib u dejinta Somaliland ayaa la ciir ciiraysa kumanaan qof oo ajaabin ah, kuwaasi oo raadinaya warqada degenaanshaha ama sharciga...
Nus Malyuun Qof Ayaa Sannad Kasta U Dhinta Sababta Cunto Aan Caafimaad Qabin Oo Ay Cuneen
London (SLpost)- Cudurrada ka dhasha cuntooyinka wasakhaysani waxa ay sannad kasta dunida ka galaaftaan dad tiradoodu gaadhayso 600 oo Milyan, kuwaas oo ay sannad...
Swedan oo Celinaysa Qaxoonti Gaadhaya 160
Swedan(SLpost)-Wasiirka arrimaha gudaha ee Sweden, Anders Ygeman, ayaa shaaciyay qorshe dalkiisa looga saarayo ku dhawaad 80 kun oo ah qaxootiga ku guuldareystay codsigooda magangelyo...
Iimaamo Loo Qaybiyay Gaadiid
Hargyesa(Slpost)-Qaar ka mid ah iimaamada misaajidada magaalada Hargyesa iyo nawaaxigeeda ayaa loo qaybiyay gaadiid ay ka soo saartaan olola maalmeedkooda. https://youtu.be/bRsI0oJkPDU
Hargeysa:-Sheekh Carab oo ka Badbaaday Weerar Lagu Beegsaday
Hargeysa(Slpost)- Shiikh kamid ah culimo udiinka ugu waaweyn magaalada Hargeysa oo lagu magacaabo Sh.Maxamed Cabdi Carab,ayaa galabta ka nabad-galay isku day dil kadib markii...
Xabaalwadareedyo Laga Helay Arabsiyo
Hargeysa(Slpost)-Xabaalwadareedyo ayaa laga helay Arabsiyo halkaas oo la silaayo inay ku aaseen ciidmada xukuumadii Siyaad Bare ee looga bartay dilalka isdab jooga ah ee...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

