Yearly Archives: 2016

spot_imgspot_img

Wasiirka Warshadaha Oo La Kulmay Warshadlayda Dalka

Hargeysa(Slpost)-Wasiirka warshada oo kulan baaldhan isugu yeedhay warshadlayda dalka iyo shaqaalaha kala duwan ee wasaaradaas si ay u xoojiyaan wada shaqayntooda. https://youtu.be/w38yulMDSMA

“Soomaalida Mareykanka Waxay Safka Hore Kaga Jiraan La Dagaalanka Argagaxisada”Hillary Clinton

Hargeysa(SLpost)-Musharaxa madaxtinimada dalka Mareykanka ee xisbiga dimuqraadiga Hillary Clinton ayaa sheegtay in Soomaalida ku nool gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ay furumaha hore kaga...

Ra’iisal Wasaaraha Israa’iil Oo Xoghayaha Qaramada Midobay Ku Tilmaamay Mid Argagixisada Dhiiri Galiya

Us(SLpost)-Ra’iisul wasaaraha Israa’iil, Benjamin Netanyahu, ayaa ku eedeeyay xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay inuu dhiirigelinayo argagixisanimada, ka dib markii uu Mr.Ban Ki Moon sheegay...

Amnesty oo Iran ku Eedeysay Dilka Da’yarta

Iiran(SLpost)-Hay’adda xuquuqda bani’aadamka ee Amnesty International ayaa sheegtay in koox dhalinyaro reer Iran ahi ay sugayaan xukun dil ah, iyaga oo galay dambiyo xilli...

Farxaan Xidig Oo Ka Hadlay Arimo Ka Taagan Dalalka Somaliland iyo Jabuuti

Borama(SLpost)-Fanaanka Farxaan Xidig ayaa ka hadlay arimo badan oo ka taagan dalalka Somaliland iyo jabuuti, waxaanu waanooyin u diray xukuumadaha iyo shacabiga labada dhinac https://youtu.be/8Q3DK2nt6DE

Denmark Oo Ansaxisay Sharci La Dhaleeceeyay oo Qaxoontiga Lagu Baadhanayo

Hargeysa(SLpost)-Baarlamaanka Denmark ayaa ansixiyay sharci lagu muransan yahay oo lala wareegayo lacagta ay wataan dadka qaxootiga ee waddanka imanaya. Denmark ayaa sheegtay in siyaasada dadka...

Waddani oo Xukuumada Ku Dhaliilay Sixir Bararka Maciishada

Hargeysa(SLpost)-Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa si weyn ugu dhaliilay xukuumads qaabka ay u maaraynayso lacagta dalka ee qiimo beeshay iyo maciishada oo qaali...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img