HomeMadaxweynaha Iran Xasan Rouhani ayaa booqanaya Faransiiska

Madaxweynaha Iran Xasan Rouhani ayaa booqanaya Faransiiska

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa(SLpost)-Madaxweynaha Iran Xasan Rouhani ayaa maanta booqanaya Faransiiska, kadib saddex maalmood oo uu joogay Talyaaniga.

Mr Rouhani ayaa la filayaa inuu saxiixo heshiisyo ganacsi kadib markii laga qaaday Iran cunoqabatayntii Qaramada Midoobay.Heshiisyada uu saxiixayo waxaa ka mid ahaan doona heshiis ay Iran ka gadanayso in ka badan boqol diyaaradood shirkada Airbus.

Mr Rouhani ayaa la kulmi doona madaxweynaha Faransiiska Francois Hollande.Booqashada shanta maalmood ee Rouhani ee Fransiiska iyo Talyaaniga ayaa ah booqashadii ugu horaysay ee madaxweyne Iran in ka badan toban sano, iyadoo madaxweynaha Iran uu doonayo inuu dib u dhiso xiriirka ganacsi iyo inuu galo heshiisyo ganacsi oo cusub.

Iran ayaa u baahan doonto diyaarado cusub sanadaha soo socda, iyadoo dib u soo celinayso duulimaadyadii caalamiga ee ay cunaqabataynta saarnayd, shirkada samaysa baabuurta ee Fransiiska ayaa sidoo kale bilaabi doonta inay Iran ganacsi la samayso.

Mr Rouhani ayaa saxaafada u sheegay inuu hesiis la gali doono Airbus, shirkadaha baabuurta ee Peugeot iyo Renault.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories