Yearly Archives: 2016

spot_imgspot_img

“Macsiyada (Dunuubta) dadka samaynaya marka layska qaban waayo way baahdaa, oo dalka, dhirta iyo dhagxaantaba jiidhaa..” Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir

Hargeysa-(SLpost)-Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir ayaa sheegay in iimaanka, aduunka, arsaaqda, awooda, aqoonta, dalka, iyo dadkaba ina dhaafin karto macsidu (dunuubta), hadaynaan iska qaban...

Daawo:-Sheekh Adam-Siiro Oo Tilmaamay Asbaabaha Lagu Garto Xukuumadaha Wakhtigoodu Dhamaaday

Hargeysa(Slpost)-Sheekh Aadan Siiro ayaa khudbadii jimcii ee maanta kaga hadlay waxyaabaha lagu garto xukuumadaha meesha ka sii baxaaya iyo arimo la xidhiidha. https://youtu.be/SQ-6ovu5IhI

Hadii Dabkii (DASTUURKII) Dhaxoomooday-Maxaa lagu Diiriyaa?

Bani’aadamka markii Ilaahay abuuray, waxuu u soo dejiyey kutub ay u raacaan wax kastoo noloshooda khuseeya, dhinac walbana xalka ay uga baahdaan ka helayaa,...

Diyaaradii Daalo Ee La Qarxiyay Oo Khubaro Sheegtay In Al-shabaab Loo Tuhmaayo

Muqdisho(SLpost)-Saraakiil Soomaali ah oo baaraya wax u muuqda qarax bam oo ku qasbay diyaaradda Daallo inay deg deg u caga dhigato garoonka Muqdisho, ayaa...

Daawo:-Taliyihii Saldhiga Ibraahin Koodbuur Oo Xilkii Laga Qaaday Laguna Xidhay Inuu Guddoomiye Cirro U Fasaxay Saldhigaas Inuu Ganacsade Cumar Caydiid Uu Ku Booqdo

Hargeysa(SLpost)-Taliyii saldhiga Ibraahin Koodbuur ayaa xilkii laga qaaday isla markaasna la xidhay iyada oo lagu haysto inuu saldhigaas u fasaxay inuu soo booqdo gudoomiyaha...

Daawo Sawiro:- Madaxweyne Siilaanyo Oo La Tukaday Shacbiga Berbera Isagoo Xalay Magaaladaas Ku Baryay

Berbera(SLpost)-Madaxweyne Axmed Maxmaed Siilaanyo ayaa maanta shabiga magaalada Berbera kula tukaday saladii jamcaha, waxaanu magaaladaas madaxweynuu yimi xalay kadib  markii safar dheer oo dhanka...

Daawo:-Boqor Buurmadaw oo Canbaareeyay Xadhiga Ganacsade Cumar Caydiid iyo Odayaasha Qabyaalada Ku Taageeray

Hargeysa(Slpost)-Boqor buurmadaw ayaa dhaliilay dhamaan odayaashii qabyaalada ahaanta ku taageeray ganacsade Cumar Caydiid isaga oo dhan kalena ku tilmaamay xadhigiisa mid sharci dar ah...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img