Yearly Archives: 2016

spot_imgspot_img

Daawo:-Wariye Cabdisalaan Hereri Oo Barnaamij Xiiso Badan Ka Diyaariyay Filand iyo Nolasheeda Adag Ee Barafka

Finland(SLpost)-Wariye Cabdisalaan Hereri ayaa ka diyaariyay dalka Finland barnaamij aad u qiimo badan oo xooga lagu saaray xaalada Soomaalida halkaas degan iyo sida ay...

Lama Huraan Waa Caws Jiilaal

Qoraalkanu maaha kii ugu horeeyey iyo kolay kii ugu dambeeyey ee ka hadla mawduucan aan maanta jeclaystay inaan wax ka qoro,wuxuu mudan yahay in...

Daawo:-Dekeda Ceelgarde Oo La Ogaaday In La Doonayay In Shidaal Looga Dhoofiyo Yaman iyo Dhibta Amni Ee Ay Dalka Ku Keeni Karto

Saaxil(Slpost)-Dekeda Laga yaqgleelayo deegaanka Ceelgarde ayaa la sheegay in lagu waday dalka Yaman in looga dhoofiyo shidaal, waxase haatan isa soo taraaya cabsida ay...

Dhalinta Xilbaa Inaga Wada Saaran Guud Ahaan

Qof wal oo umadan ka mid ah masuuliyad ayaa saaran waana lagala xisaabtabayaa waana mid inagu waajib ah in aan dhalinteena iyo bulshada aan...

MAXAA LAGU GAADHAA MUSTAQBALKA ADUUN IYO KA AAKHIRO

1.Wakhtigii ku dhaafay iska ilaw, 2,Mustaqbalka ah ku mashquulin rabi ayaa og in aad gaadhi doonto, 3.dadku haday ku xaasidaan ha u joojin, 4.Camalka saalixi ah ayaa...

Madaxweyne Ku-xigeenkii Hore Oo Ka Hadlay Dhex-dhexaadnimada Turkiga Ee Wada Hadallada Somaliland Iyo Somalia

Hargeysa (SLpost)-Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa ka hadlay Weftii ka socday Dalka Turkiga ee dhawaan dalka yimid, waxaanu sheegay...

Milicsiga Wargeyska Dhadhaarada Oo La Kala Bedelaa Dheriga Ma Macaaneeyaan

Hargeysa(Spost)- Somaliland, wuxuu habeenimadii Isniintu soo galaysay xil ka qaadis, magacaabis iyo isku shaandhayn ku sameeyay qaybo ka mid ah golihiisa xukuumadda. Go’aankan Madaxweyne Siilaanyo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img