Yearly Archives: 2016

spot_imgspot_img

XISBIYADA QARANKU MALAHA AJANDE SIYAASADEED OO LAGU DOORTO

Tan iyo hanaqaadkii hanaanka xisbiyada badan ee dalka ka hana qaaday waxaa dalka laga diiwaan geliyay ururo iyo axsaab tiro badan, iyada oo markasta...

Maxkamadda Distooriga Ah Oo Ka Jawaabtay Fasiraad Sharci Oo Uu Madaxweyne Siilaanyo Ka Dalbaday Oo Ku Saabsan Hay’adda Sirdoonka Qaranka

Hargeysa(SLpost)-Maxkamadda sare ee Somaliland ayaa jawaab ka bixisay dalab fasiraad sharci ah oo uu ka dalbaday Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo, taas oo ah inay...

DHAGAXAANTA KALYAHA FADHIISTA

Dhagaxaanta kalyaha fadhiista iyo kadimareenka waa mid ku badan dhulkeena ,taas oo ay ugu wacantahay cimilada iyo qaab nolaladkeena . Waa maxay dhagaxaanta kalyaha fadhiista...

Daawo:-Maroodi Cagta Mariyay Gaadiid Badan Kadib Markii uu Cadho ka Qaaday Maroodi Kale Oo Kaynta Kaga Soo Adkaaday

Hargeysa(SLpost)-Maroodigan ayaa sida la sheegay cadho ka soo qaaday maroodi kare oo dhanka kaynta dagaal ku soo dhexmaray, waxaanu cadhadii kula dhacay wado ay...

Barbaarinta Ubadka: Waa Ay Kala Duwan Yihiin In Ilmuhu Dhibco Sare Keeno Imtixaanka Iyo Inuu Noqdo Ruux Garaad Badan (Cabqari) Oo Hal-Abuur Leh (Q:1aad)

Hargeysa (SLpost)- Adam Grant oo bare-sare oo cilminafsiga ku xeeldheer ka ah kuliyadda Wharton ee Pennsylvania, dalka Maraykanka ayaa sheegay ilmaha oo waxbarashada dugsiga...

Caruurta Derbi-Jiifka ah. Hibo Ciise (Basbaaso)

Hordhig Derbi-jiif sida laga soo dheegan karo magaca waa qof derbiyada u hoyda amaba aan hoy laheyn, meel kasta oo aduunkan ka mid ahna way...

Itoobiya Oo Xabsiga Ka Sii Dayday Xubno Ka Mid Ah Mucaaradka Dalkaas oo Ay Ku Eedaysay Inay Xagjiryihiin

Itoobiya(SLpost)-Habtamu oo ah hogaamiye mucaarad ah oo cod dheer iyo Abraham oo ah macalin siyaasi ah labadaba waxaa la xiray 2014, waxaa loo cuskaday...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img