HomeItoobiya Oo Xabsiga Ka Sii Dayday Xubno Ka Mid Ah Mucaaradka Dalkaas...

Itoobiya Oo Xabsiga Ka Sii Dayday Xubno Ka Mid Ah Mucaaradka Dalkaas oo Ay Ku Eedaysay Inay Xagjiryihiin

Date:

Related stories

Somaliland President Faces Tough Questions on Taiwan, Israel, China and U.S. Security Ties

“Every citizen is a police in Somaliland" New York (SLpost)-...

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Itoobiya(SLpost)-Habtamu oo ah hogaamiye mucaarad ah oo cod dheer iyo Abraham oo ah macalin siyaasi ah labadaba waxaa la xiray 2014, waxaa loo cuskaday eedo la xiriira xeerka is-maan dhaafka dhaliyey ee la dagaalanka argagixisada ee dalka u dhigan.

laakiinse maxkamad federal ah oo sanadkii hore la soo taagay ayaa waxba ku wayday oo amar ku bixisay in la sii daayo.

Tan iyo berigaas wixii ka dambeeyey waxay xirnaayeen saldhig police,markii garyaqaanka dawladu racfaan ka qaatay xukunkii max sare ee anaa in wax dambi ah lagu waayey.

Inkastoo la sii daayey, haddana codsigii garyaqaanka dawladu wali waa taagan yahay.Waxaa ay wajihi karaan eedo la xiriira in ay ka tirsan yihiin koox dalka laga mamnuucay oo la yiraa Ginbot7 oo dawladda Itoobiya u aqoonsatan tahay koox aragiixiso. Ururada u dooda xuquuq insaankuna waxay dawladu ku eedeeyaan in ay xeerka la dagaalanka argixisada ku caburiso mucaaradka, iyo in ay gacan sir ah ku qabatay saxaafadda,dad badan oo mucaraad ah iyo suxufiyiin ayaa xir xiran,qaar naftooda ayey la baxsadeen oo dalka waa ay ka carareen.

Doorashadii u dambeysay xisbiga dalka xukuma ayaa wada helay kuraastii barlamaanka oo aysan mucaraadku ku yeelan cid matasha.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories