Cinjirro uu ka Mid Yahay Mujuruca Carruurta oo Laga Helay Kiimiko Sababa Cudurka Kansarka
Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO, ayaa sheegtay in cinjirro badan oo uu ku jiro mushuruca carruurta wax lagu siiyo laga helay kiimiko dhalisa cudurka...
Hab-Dhaqanka Iyo Dabeecada Hoggaamiyaha Wanaagsan
Hab-dhaqanka awoodeed iyo dabeecada wanaagsani waxay qayb ka tahay hogaamiyaha wanaagsan. Waxaana lagu tilmaamaa in koritaanka dabeecadaha aadamuhu ay qaadato muddo dheer, inkastoo...
KU JOOG AMMA KA JOOG AF SOOMAALIGA
Ugu horrayn, waxaan ka baryayaa inuu inaga jabiyo abaaraha ina saameeyey dad, xoolo iyo beeraba. Waxaanan ku boorrinayaa bulshadu inay taakuleeyaan wixii karaankooda ah...
Talo: Bilicdana u dan ah, bulshada u dan ah
Hordhac Waa dhaqan aynu qaayibnay, in muddo kolkii la joogo ba la dumiyo dhismeyaasha cooshadaha meheradaha ah ee sharci darrada ku deggan hareeraha jidadka waaweyn...
Daawo:-Mid Ka Mid Ah Tuulooyinka Xuduuda Somaliya Aynu la Wadaagno Oo Muujiyay Qadiyada Somaliland Halkay Ka Taagan Yihiin
Sool(SLpost)-Maamulka iyo dadweynaha Tuulada Far-Dhiddin ee Degmada Boocame ee Gobolka Sool ayaa ka hadlay sida ay uga go'an tahay qaddiyadda madaxbanaanida S/land, Xukuumadana u...
Daawo:-Sida Ay u Heesayso Inan Yar oo Ay Dhashay Fanaanada Caanka Ah Ee Sahra Halgan
Halkan ka daawo hees ay ka qaadayso hudheelkooda Hido-dhawr inan yar oo ay dhashay fanaanada caanka ah ee Sahra Halgan oo haatan u soo...
Wasaarada Deegaanka Oo Talaabo Ka Qaadaysa Warshada Haraga Dacarbudhuq
Hargeysa(SLpost)-Dadka ku nool deegaanka Dacarbudhuq ee bariga Hargeysa ayaa cabasho ka muujiyay khatar xagga caafimaadka iyo deegaanka in ay ku heyso wasakhda wershada hargaha...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

